Baar Digital

Baar Digital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baar Digital, Digital creator, MOGADISHU, Mogadishu.

Nala wadaag shaqo aad jeclaan laheeyd inaan kuu qabano. Baar Digital
20/07/2024

Nala wadaag shaqo aad jeclaan laheeyd inaan kuu qabano.

Baar Digital


Hambaliyo | Maalinta Xirfadaha Dhallinyarada Adduunka
15/07/2024

Hambaliyo | Maalinta Xirfadaha Dhallinyarada Adduunka

Anigu waan kalahay, Adiguna ma jiiftaa. subax wanaagsan!
14/07/2024

Anigu waan kalahay, Adiguna ma jiiftaa. subax wanaagsan!

Saadaali Ciyaarta Final-ka ee Euro 2024 oo ku guuleyso 10 dollar. Si aad u guuleysato raac tilmaamahan hoose.1- 𝐋𝐢𝐤𝐞 𝐬𝐚𝐚...
13/07/2024

Saadaali Ciyaarta Final-ka ee Euro 2024 oo ku guuleyso 10 dollar.
Si aad u guuleysato raac tilmaamahan hoose.

1- 𝐋𝐢𝐤𝐞 𝐬𝐚𝐚𝐫 Page-ka.
2- 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐞-𝐠𝐚𝐫𝐞𝐞 Post-ga.
3- 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐮 waxay ku e-kaaneysaa bilaabashada ciyaarta.

Sannadka cusub Baar Digital waxay hambalyada lawadaageysaa ummadda islaamka qaasatan ummadda soomaaliyeed Curashada sann...
07/07/2024

Sannadka cusub Baar Digital waxay hambalyada lawadaageysaa ummadda islaamka qaasatan ummadda soomaaliyeed Curashada sannadka cusub ee hijriyada 𝟏𝟒𝟒𝟔𝐇.
Waxaana Allaah ka baryeynaa in uu sannadkaan cusub nawaafajiyo kheyrkiisa, sannadka dambana nabad iyo barwaaqo nagu gaarsiiyo.


Baar Digital

Hambaliyo dhamaan shacabka soomaaliyeed maalinta 1Luulyo oo ah xornimadii koonfur & midowgii goboladda waqooyi & koonfur...
30/06/2024

Hambaliyo dhamaan shacabka soomaaliyeed maalinta 1Luulyo oo ah xornimadii koonfur & midowgii goboladda waqooyi & koonfur.



إنا لله وإنا اليه راجعون Alla ha u naxariisto Prof. Jawaari, Guddomiyihii h**e ee BJFS
28/06/2024

إنا لله وإنا اليه راجعون

Alla ha u naxariisto Prof. Jawaari, Guddomiyihii h**e ee BJFS

Waxaan hambalyo ku aadan 47 sano guuradii ka soo wareegtay markii dalka jabuuti uu ka xorroobay gumeeystihii faransiiska...
28/06/2024

Waxaan hambalyo ku aadan 47 sano guuradii ka soo wareegtay markii dalka jabuuti uu ka xorroobay gumeeystihii faransiiska u direeynaa shacab weeynaha aan walaalaha nahay ee reer Jabuuti.

Shirkadda Baar waxay hambaliyo u direysaa dhamaan umadda Soomaaliyeed maalintani weeyn 26 June.
26/06/2024

Shirkadda Baar waxay hambaliyo u direysaa dhamaan umadda Soomaaliyeed maalintani weeyn 26 June.

26/06/2024

Maxaa kala socotaa dhacdooyinkii cajiibka ahaa ee ka horreeyey helitaanka Xornimada iyo Midowga Umadda Soomaaliyeed sannaddii 1960-kii?

Ku ogow wax ka yar laba daqiiqo.


#26-kaJune2024

Mushaarkii ugu h**eeyay ee aad qaadato meeqa ayuu ahaa.
01/05/2024

Mushaarkii ugu h**eeyay ee aad qaadato meeqa ayuu ahaa.

01/05/2024

Guusha ganacsigaaga ayaan u taagannahay ee gaar barta ugu sareeysa hiigsigaaga.


Address

MOGADISHU
Mogadishu
SO252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baar Digital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baar Digital:

Share