20/08/2025
πππ«ππ§ ππ¨ππππ¬π waa madal lagu falanqeeyo arrimaha Cimilada iyo Deegaanka, isla markaana laysku dhaafsado aragtiyo cusub oo ku aaddan xal u helidda caqabadaha cimiladeed ee uu Dalkeennu wajahayo.
Aaran waxaa marti inoogu ah Dr. Cabdullaahi Khaliif, khabiir ku xeel-dheer arrimaha cimilada iyo deegaanka, ahna Wakiilka Qaranka ee Qorshaha yaraynta Wasakhowga hawada.
Dhowaan kala soco halkan.