Hawl Bile Media

Hawl Bile Media ku so dhawow Hawl Bile Media

19/05/2025
19/05/2025

1987 Hawl Bile Media to Hawl Bile

05/03/2025

Tarbiyada caruurta....hawlbile Hawl Bile Media

*WARAR DEG-DEG AH: Bisha   ayaa la arkay Sacuudiga.*Sidaas darteed, *Sabti, 1-da Maarso 2025* waa bilowga bisha Ramadan.
28/02/2025

*WARAR DEG-DEG AH: Bisha ayaa la arkay Sacuudiga.*

Sidaas darteed, *Sabti, 1-da Maarso 2025* waa bilowga bisha Ramadan.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa u magacaabay Sheekh Cali Maxamuu...
27/01/2025

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa u magacaabay Sheekh Cali Maxamuud Xasan (Wajiis) Lataliyaha Sare Ee Arrimaha Dalalka Carabta iyo Islaamka.

29/12/2024

Nimanyahow dad Lama beero
Mana Baxo Sidii Geedo.

Nimanyahow Bulashada Eega
Qubuurahana Soo Booqda
Inta Wiil lixaad Beeley
Bukaan Socodka Tira Kooba.

Colaadda Qabiil ee Soomaalida ka dhex holcaysa waxaan gablan iyo geeri aheyn laga dhaxli maayo.
Haddaad tihiin aadane fikira, joojiya colaadda iyo dhiigga walaalaha aad iska daadineysaan, "Badrad iyo Anaa Xoog leh iyo Power lagu faano Bukaasiyo, Nabruudiyo Hi**er howl ku bogon waaye"

Mohamed Hassan Husein Lafoole.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MUHIIM AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA JABUUTIDiseembar 29, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyad...
29/12/2024

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MUHIIM AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA JABUUTI

Diseembar 29, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Jabuuti dhiggiisa dalkaas Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

Labada Madaxweyne oo ay wehelinayaan Masuuliyiin sarsare oo ka tirsan Labada dowladood ayaa ka wada hadlay xiriirka qotoda dheer ee Soomaaliya iyo Jabuuti, xaaladda Gobolka iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga iyo walaalnimada Labada shacab.

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa tilmaamay in dowladda iyo shacabka Jabuuti ay sii wadayaan taageerada iyo garab istaagga dowladnimada Soomaaliya, isagoo soo bandhigay dadaalka ay ku bixinayaan nabadda, amniga iyo xasilloonida dalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xusay in Soomaaliya maanta ay soo gaartay dhammaadka howlgalkii Nabad Ilaalinta Soomaaliya (ATMIS), haatanna uu bilaaban doono howgal kumeel gaar ah oo muddo kooban socon doona (AUSSOM), qorshuhuna uu yahay in dhawaan ay si buuxda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ay ula wareegaan guud ahaan amniga dalka.

Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa uga mahadceliyey dowladda iyo shacabka Jabuuti sida walaalnimada ah ee ay u garab taagan yihiin dalkeenna, waxa uuna adkeeyey muhiimadda iskaashiga istaraatiijiga ah ee Soomaaliya iyo Jabuuti.

DHAMMAAD

DEG DEG: Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa xil ka qaadis iyo shaandheyn kooban ku sameeyay Golahiiss Wasiirada.
22/12/2024

DEG DEG: Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa xil ka qaadis iyo shaandheyn kooban ku sameeyay Golahiiss Wasiirada.

18/12/2024

πŸ‡ΈπŸ‡΄

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hawl Bile Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hawl Bile Media:

Share