Xisbiga Cadaaladda iyo Midnimadda-TIIR

Xisbiga Cadaaladda iyo Midnimadda-TIIR Xisbiga Cadaaladda iyo Midnimadda-TIIR

Xisbiga Cadaaladda Midnimada Tiir wuxuu si rasmi ah ugu magacaabay๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฟ ๐—›๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑinuu noqdo Madaxa Arrimaha Bu...
20/05/2026

Xisbiga Cadaaladda Midnimada Tiir wuxuu si rasmi ah ugu magacaabay

๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฟ ๐—›๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ

inuu noqdo Madaxa Arrimaha Bulshada Xisbiga Cadaaladda Midnimada Tiir ee Degmada Matabaan.

Xisbiga Cadaaladda Midnimada Tiir wuxuu si rasmi ah ugu magacaabay๐—›๐—ถ๐—ฏ๐—ผ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—ข๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐—ฎ๐˜†inay noqoto Garabka Haweenka Xisb...
20/05/2026

Xisbiga Cadaaladda Midnimada Tiir wuxuu si rasmi ah ugu magacaabay

๐—›๐—ถ๐—ฏ๐—ผ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—ข๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐—ฎ๐˜†

inay noqoto Garabka Haweenka Xisbiga Cadaaladda Midnimada Tiir ee Degmada Matabaan.

Xisbiga Cadaaladda Midnimada Tiir wuxuu si rasmi ah ugu magacaabay๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฒ ๐— ๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑinuu noqdo Xoghayaha Xisbiga Cadaa...
20/05/2026

Xisbiga Cadaaladda Midnimada Tiir wuxuu si rasmi ah ugu magacaabay

๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฒ ๐— ๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ

inuu noqdo Xoghayaha Xisbiga Cadaaladda Midnimada Tiir ee Degmada Matabaan

Xisbiga Cadaaladda Midnimada Tiir wuxuu si rasmi ah ugu magacaabay๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—ซ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฒinuu noqdo Wakiil Ku-xigeenka Xi...
20/05/2026

Xisbiga Cadaaladda Midnimada Tiir wuxuu si rasmi ah ugu magacaabay

๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—ซ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฒ

inuu noqdo Wakiil Ku-xigeenka Xisbiga Cadaaladda Midnimada Tiir ee Degmada Matabaan.

Xisbiga Cadaaladda Midnimada Tiir wuxuu si rasmi ah ugu magacaabay๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ (๐—ง๐—ถ๐—บ๐—ฎ ๐—๐—ฒ๐—ฒ๐˜€)inuu noqdo Wakiilka...
20/05/2026

Xisbiga Cadaaladda Midnimada Tiir wuxuu si rasmi ah ugu magacaabay

๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ (๐—ง๐—ถ๐—บ๐—ฎ ๐—๐—ฒ๐—ฒ๐˜€)

inuu noqdo Wakiilka Xisbiga Cadaaladda Midnimada Tiir ee Degmada Matabaan.

Xisbiga Cadaaladda Midnimada TIIR wuxuu si rasmi ah ugu magacaabay Mudane Farhaan Abdirahman Mohamed inuu noqdo Garabka ...
20/05/2026

Xisbiga Cadaaladda Midnimada TIIR wuxuu si rasmi ah ugu magacaabay Mudane Farhaan Abdirahman Mohamed inuu noqdo Garabka Dhalinyarada Xisbiga Cadaaladda Midnimada TIIR.

Xisbiga Cadaaladda Midnimada TIIR wuxuu si rasmi ah ugu magacaabay Mudane Jamaal Jaamac Geelle inuu noqdo Xoghayaha Xisb...
20/05/2026

Xisbiga Cadaaladda Midnimada TIIR wuxuu si rasmi ah ugu magacaabay Mudane Jamaal Jaamac Geelle inuu noqdo Xoghayaha Xisbiga Cadaaladda Midnimada TIIR ee Degmada Balanbal.

Xisbiga Cadaaladda Midnimada TIIR wuxuu si rasmi ah ugu magacaabay Mudane Mohamud Jamac Gurey inuu noqdo Wakiil Ku-xigee...
20/05/2026

Xisbiga Cadaaladda Midnimada TIIR wuxuu si rasmi ah ugu magacaabay Mudane Mohamud Jamac Gurey inuu noqdo Wakiil Ku-xigeenka Xisbiga Cadaaladda Midnimada TIIR ee Degmada Balanbal.

WAR-SAXAAFADEEDHESHIIS ISBAHAYSI SIYAASADEED WADAJIR AHUrurka Cadaaladda iyo Midnimadda Tiir, oo ay wehliyaan toddobo (7...
16/05/2026

WAR-SAXAAFADEED
HESHIIS ISBAHAYSI SIYAASADEED WADAJIR AH

Ururka Cadaaladda iyo Midnimadda Tiir, oo ay wehliyaan toddobo (7) urur siyaasadeed oo kale, waxay si rasmi ah heshiis isbahaysi siyaasadeed wadajir ah ula galeen Ururka Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP).

Isbahaysigan siyaasadeed wuxuu si mideysan ugu dhawaaqayaa taageeradiisa buuxda ee musharraxnimada Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), isaga oo noqonaya musharraxa keliya ee ay ku mideysan yihiin inuu noqdo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Sidoo kale, isbahaysigan wuxuu isku raacay qodobadan muhiimka ah:

โ€ข Xoojinta midnimada iyo wadajirka bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya
โ€ข Horumarinta dowladnimo hufan iyo cadaalad loo siman yahay
โ€ข Dardargelinta dib-u-heshiisiinta iyo xasilloonida KGS
โ€ข Horumarinta amniga, dhaqaalaha iyo adeegyada bulshada
โ€ข In si wadajir ah looga shaqeeyo horumarka iyo danaha shacabka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Isbahaysigan cusub wuxuu muujinayaa biseyl siyaasadeed, wadajir iyo himilo mideysan oo ku saleysan horumar, nabad iyo dowladnimo loo dhan yahay.

Ugu dambeyn, waxaan ugu baaqeynaa shacabka Koonfur Galbeed Soomaaliya inay garab istaagaan dadaallada mideysan ee lagu xaqiijinayo mustaqbal wanaagsan, xasillooni iyo horumar waara.

Ururka Cadaaladda iyo Midnimadda Tiir

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xisbiga Cadaaladda iyo Midnimadda-TIIR posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share