Bosaso Daily News

Bosaso Daily News By The People For The People

Iyadoo dhawaan uu iscasilay duqii h**e ee degmada Bosaso kaddib mooshinno laga keenay iyadoo lagu eedeynayay fashil iyo ...
06/07/2025

Iyadoo dhawaan uu iscasilay duqii h**e ee degmada Bosaso kaddib mooshinno laga keenay iyadoo lagu eedeynayay fashil iyo fadhiidnimo ayaa waxaa bilowday talooyin ay soo jeedinayaan waxgaradka iyo qurbajoogta reer Puntland iyo reer Bosaso ee ku dhaqan dunida.

25/05/2025

Boobka iyo burburinta ka socota Puntland waxay ubaahantahay badbaado dagdag ah, Uma baahna ka wada tashi iyo ka hadal.

25/05/2025

24/05/2025

Reer Gaalkacyo is hagrasho laguma ogayne, xagee wax ka khaldameen.?

Waa askari Soomaaliyeed oo ka tirsan Ciidanka Puntland. Wixii uu u qalma saar
28/01/2025

Waa askari Soomaaliyeed oo ka tirsan Ciidanka Puntland. Wixii uu u qalma saar

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bosaso Daily News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share