Bandhig Online

  • Home
  • Bandhig Online

Bandhig Online Bandhig Online

25/06/2024
Sugo Amniga Gaadiidkaada oo ka Maamulo Taleefankaada Gacanta Weliba Si dhib Yar
24/10/2023

Sugo Amniga Gaadiidkaada oo ka Maamulo Taleefankaada Gacanta Weliba Si dhib Yar

Ma ku dhibtay Calool kuusan oo Weyn Ku Jar Waqti iyo Qarash Yar
24/10/2023

Ma ku dhibtay Calool kuusan oo Weyn Ku Jar Waqti iyo Qarash Yar

22/07/2023

Lasoco dhaqdhaqaaqa Gaadiidkaada oo ka Maamulo Taleefankaada Gacanta

Waxaan Idin Keenay Smart Dashcam idin Qabaneyso in kabadan 10 shaqo , Waa Screen aan wax ku daawan karto, Camera 📷 wax k...
26/06/2023

Waxaan Idin Keenay Smart Dashcam idin Qabaneyso in kabadan 10 shaqo , Waa Screen aan wax ku daawan karto, Camera 📷 wax kuu dubeyso ,GPS tracking waad kala Soconeyso Gaadiidkaada, Waa Qalab aan Horay dalka Loo keenin.

Si dhib Yar ula Soco dhaqdhaqaaqa Gaadiidkaada Adiga oo ka Maamulan Karo Taleefankaada Gacanta.GPS tracking system Waa A...
21/06/2023

Si dhib Yar ula Soco dhaqdhaqaaqa Gaadiidkaada Adiga oo ka Maamulan Karo Taleefankaada Gacanta.

GPS tracking system Waa Adeeg ku Sahlayo in aan Si dhib Yar ku Maamulato Gaarigaada Ama Mootadaada

  Amniga Gaadiidkaada oo ka bax Aniga oo Dukanaayo oo ku jiro Masjidka Ayaa Mootadi la iga Xaday Ama Aniga oo Dukaameysa...
29/05/2023

Amniga Gaadiidkaada oo ka bax Aniga oo Dukanaayo oo ku jiro Masjidka Ayaa Mootadi la iga Xaday Ama Aniga oo Dukaameysanaayo Ayaa Mootadi la iga Xaday Ama la iga dhacay.

Sugo Amniga Bajaajtaada.

Noogu imow GPS kuu Sahlayo in aad Sugato Amniga Gaadiidkaada Weliba Si dhib yar.

In aad Waqtigaan ka Wal-washo ma aheyn Gaari lagaa dhacay oo Adeega Gps Tracking Device Heli karo, Nasiib Daro way dhacd...
28/05/2023

In aad Waqtigaan ka Wal-washo ma aheyn Gaari lagaa dhacay oo Adeega Gps Tracking Device Heli karo, Nasiib Daro way dhacday, inta ay ku dhicin hadda ha iska Gaaraan oo Walaal, Asxaab iyo daris hala Gaarsiiyo Si aysan ugu dhicin, Adoo Qarash Yar ku badbaadisan karo, Gaarigaada ama mootadaada Haku weyn.

Bandhig Online Ugu imow GPS tracker Ku Sahlayo in aad si dhib yar ku badbaadisato Gaadiidkaada Adoo Naftaada iyo Maalkaada Halis Galin. https://www.facebook.com/100064119784351/posts/644029494411038/?app=fbl

Fariin amni . Gaarigan aad aragtaan waxaa hadda dhacay rag gashan dareeska ciidanka dowlada balse aan u ekeen kuwo leh dhaqan askar. Goobtu waa ceelasha biyaha.

Milkiilaha gaariga ayaa ka baqaya in loo adeegsado baabuurkiisa fal amni daro oo dadka lagu waxyeeleeyo . Haddaba cidii aragta halla xiriirto laamaha amniga & milkiilaha baabuurkan. 0618989455

Ogoow sii gudbinta fariintan waxay badbaado u tahay shacabka & walaalka miskiinka ah ee laga dhacay hantidiiisa.

In aad Waqtigaan ka Wal-washo ma aha Gaari lagaa dhacay Ama lagaa Xaday Adoo Heli karo Adeega Gps Tracking Device oo ku ...
28/05/2023

In aad Waqtigaan ka Wal-washo ma aha Gaari lagaa dhacay Ama lagaa Xaday Adoo Heli karo Adeega Gps Tracking Device oo ku Sahlayo in aad ka Maamusho Taleefankaada Gacanta, Adiga oo Si fudud ula Socon karo Walka Gaadiidkaada Maraayo, kana dansan karo Weliba Si dhib yar, Nasiib Daro way nagu dhacdaa in aan dhumino Gaarigeyga ama mootadeyna Aniga oo Xal heli karno, inta aysan kugu dhicin hadda ka Gaar oo Walaal, Asxaab iyo daris LA wadaag, Adoo Qarash Yar ku badbaadisan karo, Gaarigaada ama mootadaada Haku weyn.

Bandhig Online Ugu imow GPS tracker Ku Sahlayo in aad si dhib yar ula socoto kuna badbaadisan karto Gaadiidkaada Adoo Naftaada iyo Maalkaada Halis Galin.

Nagala soo xirir :0613934022 https://www.facebook.com/100064119784351/posts/644029494411038/?app=fbl

Milkiile Maku dhiban tahay in aad la Socoto dhaq_dhaqaaqa Gaarigaada Iyo Mootadooda. Wadaha makugu wareershay Jaam aan g...
27/05/2023

Milkiile Maku dhiban tahay in aad la Socoto dhaq_dhaqaaqa Gaarigaada Iyo Mootadooda.
Wadaha makugu wareershay Jaam aan galay iyo Gaariga ayaa haleesnaa ama Marmarsiyo kale.

Waxaa kuu heynaa xalki aad Wareerkaas ugu bixi laheyd oo ah Adeega GPS Tracker Device oo ku Sahlaayo In Aad si dhib yar ula socoto dhaqdhaqaaqa Gaarigaaga ama Mootadaada Xilligaas ama dhaq-dhaqaaqi h**e.

Ku xiro Mootadaada ama Gaarigaaga GPS tracker device oo kala soco dhaq-dhaqaaqooda Taleefankaada Gacanta adigo isticmaalayoo app-ka
Gps tracking service ama SMS

Nagala soo xirir 📞 +252613934022
ama si fudud whtsapp link :- https://wa.me/252613934022

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bandhig Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share