Maahmaahyo

Maahmaahyo Maah Maahyada waa waxa somalida caan ka ku tahay

Sidee xeego lagu xagtaa ilkana u nabad galaan.
12/09/2021

Sidee xeego lagu xagtaa ilkana u nabad galaan.

Walaashaa iskuma hubtidee seedigaa haysi seegina
01/11/2018

Walaashaa iskuma hubtidee seedigaa haysi seegina

Si xun wax u sheege saaxir ka daran.
28/10/2018

Si xun wax u sheege saaxir ka daran.

Wax walba run moodaa rag ugu liita.
26/10/2018

Wax walba run moodaa rag ugu liita.

Baadi nimaan lahayn bay ag joogtaa.
24/10/2018

Baadi nimaan lahayn bay ag joogtaa.

Aan wada hadalno waa aan heshiino.
23/10/2018

Aan wada hadalno waa aan heshiino.

16/09/2017

LABO DAAWO MA LEH
• Duqnimo iyo
• Doqonimo

14/09/2017

SADDEX GARTAYDA MA GASHO.
• Naas jiid, waa inanka la dhalay
• Ood jiid, waa qowsaarka
• Lug jiid, waa reer xididkaa

07/02/2017

Inta Maanku Gaajeysan yahay
Guuli waa wali

10/10/2014
Doqon aa salaada duhur kadib maalin u maleyso.
12/04/2014

Doqon aa salaada duhur kadib maalin u maleyso.

29/03/2014

Nin aan waran kaagu galin war kaagu ma galo.

Address

Ka Anka Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maahmaahyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category