Cabdirashiid Media

Cabdirashiid Media The latest updates news

09/11/2025
09/11/2025

Subxaanallah Cadiim: Meeshaas baa lamarayaaa in qofl dab lagu dilo oo danbaska la raaciyp aano qabiil darteed 😭

09/11/2025

HARGEYSA: Aabbe ayaa gubay 4 caruur ah oo uu dhalay kaddib markii isaga iyo xaaskiisa oo kala tegey [is dalaaqay] isku khilaafeen qofka caruurta qaadanaya.

Maxkamadda Hargeysa ayaa la sheegay inay xukuntay in Hooyada la siiyo caruurta oo ka koobnaa 3 wiil iyo 1 gabadh.

Aabaha ayaa ka xanaaqay xukunka wuxuuna dab qabadsiiyay gurigii iyo caruurtii oo 4 tiiba ku geeriyoodeen.

11/09/2025

Ninka kaliya ee Carab ah ee dunida casriga ah wax muuqda ku soo kordhiyey.
Steve jobs oo magaciisa runta ah uu yahay Steve Abdulfatah oo Carab Suuriyaan ah laakiin reer Maraykan ah, waa ninka alifay ee shirkadda Apple ku soo kordhiyey Iphone-ka. Inkastoo markii taleefoonkaani cusbaa ee laga waayey lambaro laga garaaco, la is yiri sheekadani waa waali, misna waxay ahayd hal abuur shirkadda Apple ka dhigay mid la tixgeliyo.
Hadii aad rabtid inaad qiyaastid awooda dhaqaale ee Iphone-ku siiyey Apple, sanadkan bishiisii 1aad ilaa bishii 6aad, iibka Iphone-ka waxay shirkadu ka soo xaraysay $44.6B.

Reer galbeedka xagjirka ah waxay dhahaan caqliga hooyadiis ayuu ka keenay, maadaama ay aaminsan yihiin in Carabtu aysan caqli badan lahayn!

31/08/2025

Waad inacdeen kuligiin markaan xanuunsadey Cid irabta maleh πŸ˜­πŸ’”

Guess her country
15/08/2025

Guess her country

Subcis Qurux badan iyo gabdho qurux badan MaaahaAllah ila soo fiiri
02/08/2025

Subcis Qurux badan iyo gabdho qurux badan MaaahaAllah ila soo fiiri

21/07/2025

CIIL AYAAN KUSOO KOREY BAY TIRI fadlan Videogani haduu kusoo gaaro sii Share garee

Gabdhuhu waxay ubaahan yihiin qof sidegan wax ufahamsiiya wlhi bal Daawo gabadhan siduu Ugu NASTEEXEEYEY UGANA SOO LEEXE...
19/07/2025

Gabdhuhu waxay ubaahan yihiin qof sidegan wax ufahamsiiya wlhi bal Daawo gabadhan siduu Ugu NASTEEXEEYEY UGANA SOO LEEXEYEY WADADII XUMEEYD

17/07/2025

Waryaa hoo kastuumadayda🀦🏻 πŸ˜…πŸ˜…πŸ€¦πŸ»
Waa labo isqabi jirey ilmana isu haaya kasheekee πŸ˜…πŸ˜…

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdirashiid Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share