Update Media

Update Media The latest updates news

10/06/2026

Cartan 🇸🇴🙏🏻

10/06/2026

Welcome back to your hometown 🇸🇴😭💔

10/06/2026

Maxaad kala kulmi waakuwa maanta libintaadii iyo hiigsigaagii halkaa dhigay ee sababay in shaqsiga somaliga ahi uu dunidan kayahay macno laawe mararka qaarna lagu sheego waxyaabo aan fiicneeyn. Soomaliya waxaa halkaas dhigay 30ka sano waa kanoo miidhan masiibo haku dhacdee 😭.RIP 🇸🇴😭

10/06/2026

REFREE OMAR ARTAN Welcome back your hometown 🇸🇴

10/06/2026

SOOMAALIYEEY TOOSO KULAHAA 😭 AAD BAAN UGA XUMAHAY IN DAMIIR LAAWAYAAL AY HALKAAS NADHIGEEN OO AY HEESO NAGU MAA WEELIYAAN 😭

08/06/2026

Jah ❤️❤️❤️❤️

08/06/2026

BORAMA ❤️

08/06/2026

Acuudu Acuudu Borama oo isugu soo wada baxday Suldaan Abubakar Cilmi Wabar ❤ #𝗕𝗼𝗿𝗮𝗺𝗮

08/06/2026

Samaroon mideeyow soo dhawow (Suldaan Abubakar Cilmi Wabar) .
Dhiigii kuqaaday kuma ❤️🙏🏻 #𝗕𝗼𝗿𝗮𝗺𝗮

Marka aanad dawlad lahayn aduunka waad ku dulmanaanaysaa. Dal ba'oow yaaku leh? Meeyey dadkaagii? Iska soo laabo Garsoor...
08/06/2026

Marka aanad dawlad lahayn aduunka waad ku dulmanaanaysaa.
Dal ba'oow yaaku leh?
Meeyey dadkaagii?
Iska soo laabo Garsoore kaalay mahan malabaaniga kudhuuqnee 😭

Address

Street
Mogadishu
5

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Update Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Update Media:

Share