07/04/2026
WAR DEGDEG AH:
Warar hada soo dhacay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oggolaaday in muddo laba toddobaad ah la hakiyo duqeymaha iyo weerarrada milatari ee ku socday Iran, si loo siiyo fursad dheeraad ah dadaallada diblomaasiyadeed iyo wadahadallada lagu dejinayo xiisadda sii kordheysa ee Bariga Dhexe.