Shabeellada Hoose TV

  • Home
  • Shabeellada Hoose TV

Shabeellada Hoose TV ku soo dhowoow bogga rasmiga ah ee Shabeellada hoose TV
(1)

Shaqo wcn Duqa magalada io taliyaha
25/06/2025

Shaqo wcn Duqa magalada io taliyaha

Guddoomiyaha Degmada Marka, ahna Duqa Magaalada Mudane Cusmaan Muuse Ayaa Soo Xeray imtixaanaadka Faslka 8aad Ee dugsiga...
24/06/2025

Guddoomiyaha Degmada Marka, ahna Duqa Magaalada Mudane Cusmaan Muuse Ayaa Soo Xeray imtixaanaadka Faslka 8aad Ee dugsiga dhexe oo maalmahan socday .

21/06/2025

BUULA-MAREER:-Gudoomiyaha Degmada Kurtunwaarey Mudane Ibrahim Hajji Hussein ayaa Maanta Furay Imtixaanka Fasalka 8,aad ee Dugsiga Dhexe oo Sanadkan u fadhiisteen kudhawaad 200 Arday.

Gudoomiyaha Magaalada Marka ahna Duqa Caasimada Gobolka Shabellaha Hoose Mudane Osman Musse Mohamed oo ay Weliyaan Kuxig...
21/06/2025

Gudoomiyaha Magaalada Marka ahna Duqa Caasimada Gobolka Shabellaha Hoose Mudane Osman Musse Mohamed oo ay Weliyaan Kuxigeenadiisa ayaa Maanta Furay Imtixaanka Fasalka 8,aad ee Dugsiga Dhexe.

Kudhawaan 1,000 kun Arday ayaa Maanta imtixaanka u Fadhiisatay Magaalada Marka ee Caasimada Gobolka Shabellaha Hoose, Waxaana Imtixaanka lagu galayaa Afar Xarumood oo Ku yaala Caasimada oo u qorsheysay Wasaaradda Waxbarashada Dowladda K/Galbeed.

Gudoomiye Osman Musse oo Lahadlay Ardayda imtixaanka Galaysay ayaa kula dardaarmay inay Muujiyaan Deganaan, isagoona Wasiirka Waxbarashada Dowladda K/Galbeed uga mahadceliyay Dadaalka ay ku bixisay Qabsoomida imtixaanka.

21/06/2025

Galabta xebta sambuus Gadomiyaha caasimada gobolka shabelaha hoose mudane osmaan muuse mahamed mahad celin io sagootin u sameyey Korner yaashi wasarada waxbarasha ee imtixaanka degsiga sare

DuQa magalka Mudane ibrahim
19/06/2025

DuQa magalka Mudane ibrahim

Guddoomiyiihii h**e Xisbiga SD party Siyaasi Muzamil Adan Abdi Faraleef ayaa war saxaafadeed faahfaahsan ka Soo saaray s...
02/06/2025

Guddoomiyiihii h**e Xisbiga SD party Siyaasi Muzamil Adan Abdi Faraleef ayaa war saxaafadeed faahfaahsan ka Soo saaray shirka uu iclaamiyay madaxweynaha JFS

Aqriso...

fadlan hada gaar oo yaan lagaa buuxinin, is diibagalintu way socotaa waxaana jaamacadda kuugu diyaarsan maclimiin tayo l...
02/06/2025

fadlan hada gaar oo yaan lagaa buuxinin, is diibagalintu way socotaa waxaana jaamacadda kuugu diyaarsan maclimiin tayo leh iyo agab heer Sare ah waxaa intaas kuu dheer jaamacadda iney lee dahay Hoolwayn oo Lab ah iyo Hol ka Aqrinta iyo cilmi baarista

Wixii faahfaahin intaas dheer booqo Page ka jaamacadda ama xafiiska Marko

Barawa International University
Barawa international university postgraduate center
Barawa International University

23/05/2025

DEG DEG:-Ciidamada Hey'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka iyo Kuwa Deegaanka lambar Konton iyo As ayaa Hadda ku Dagaalamaya Duleedka Deegaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Dagaalka ayaa Hadda ka Socda Jiira Labaad iyadoona Laisku Adeegsanayo Hubka Noocyadiisa kala Duwan, Lamana Oga Khasaaraha Rasmiga ah Maadaama Dagaalka uu Wali Socdo.

 WAXA SI RASMI AH LOO FURAY SUUQA CUSUBEE DEGMADA BUULO MARER IYADO AY KA SO QEYB GALEN GUDOMIYAHA DEGMADA KURTUNWAAREY ...
20/05/2025



WAXA SI RASMI AH LOO FURAY SUUQA CUSUB

EE DEGMADA BUULO MARER IYADO AY KA SO

QEYB GALEN GUDOMIYAHA DEGMADA

KURTUNWAAREY IBRAHIM HAJI AHMED

IYO ODAYASHA DEGMADA BUULO MARER

FURITANKAN SUUQAAN CUSUB AYAA AH

TALAABO WEYN OO LAGU HORUMARINAYO

GANACSIGA IYO NOLASHA BULSHADA DEGMADA

WAXA LA FILAYAA INU SUUQU SI WEYN UGA

FAA,IDEYSTO SHACABKA DEGMADA IYO KUWA

KU XEERAN DEGMADA

Buundada magaceeda larapaa
19/05/2025

Buundada magaceeda larapaa

Gaashaanle Xasan Abuukar jimcaale (Xasan Shiino)Ayaa loo Maga caabey Taliyah Ciidanka Booliska gaarka ah Koonfur Galbeed...
18/05/2025

Gaashaanle Xasan Abuukar jimcaale
(Xasan Shiino)Ayaa loo Maga caabey Taliyah Ciidanka Booliska gaarka ah Koonfur Galbeed ee Gobolka shabeelah Hoose.

Address


Telephone

+252615861093

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shabeellada Hoose TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shabeellada Hoose TV:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share