SomG News

SomG News Ku soo dhawaada SomG News

Fadlan Nagu Soo Biir Pagkeena Facebook SomG News Hana Ilaawin Follow � SomG News waa Hoyga waraarka

16/08/2024

shiid waa ahy lkn shiidkeyga quraac laduubo wali magaarin 😂

DDS: Taliyaha guud ee Ciidanka Itoobiya, Marshel Burhanu Julla ooy la socdaan Madaxa Sirdoonka Millateriga, Madaxa Howlg...
15/08/2024

DDS: Taliyaha guud ee Ciidanka Itoobiya, Marshel Burhanu Julla ooy la socdaan Madaxa Sirdoonka Millateriga, Madaxa Howlgalinta, Madaxa Sadka iyo Saraakil kale ayaa ka degey magaalada Godey, halkaasi uu ku qaabiley Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida, Mustafe Cagjar.

Sida ay ku warramayso warbaahinta Itoobiya, waxa Itoobiya dib u howlgelinaysaa saldhiggeeda ciidamada kala duwan ee Godey, xilli ay cirka isku sii shareerayso xiisadda Itoobiya & Soomaaliya.

Farmaajo"Dhibaatada iyo dhaawacyada maanta loo gaystay xilli ay Muqdisho si nabad ah ugu soo bandhigayeen cabashadooda B...
14/08/2024

Farmaajo"Dhibaatada iyo dhaawacyada maanta loo gaystay xilli ay Muqdisho si nabad ah ugu soo bandhigayeen cabashadooda Bajaajleydu waa mid aan la aqbali karin oo niyad jab ku noqonaysa hammiga dhallinyarada Soomaaliyeed"

12/08/2024

Murcayno

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaacabay Agaasimeyaa...
11/08/2024

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaacabay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka iyo Dhallinyarada iyo Ciyaaraha.

Ibraahim Aadan Ibraahim (Nadaara) waxaa loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta.

Yuusuf Cabdiraxmaan Samatar, waxaa loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada.

Maxamed Bashiir Cumar, waxaa loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka.

Cabdullaahi Jamaal Maxamed, waxaa loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha.

11/08/2024
Muqdishi: Dowladda Soomaaliya ayaa xidhay, Oday Cabdiraxmaan Macow oo maanta Baraha Bulshada ka soo muuqday isaga madaxw...
11/08/2024

Muqdishi: Dowladda Soomaaliya ayaa xidhay, Oday Cabdiraxmaan Macow oo maanta Baraha Bulshada ka soo muuqday isaga madaxweyne Xasan Shiikh ku eedeeyey in uu 'gatay' dhulkii danta-guud.

SOMALILAND: "Waxa aan ka fekeraynaa hubka noocii aan ku ridi lahayn [Turkiga] annaga oo aan waxba isaga tirinayn, keliya...
11/08/2024

SOMALILAND: "Waxa aan ka fekeraynaa hubka noocii aan ku ridi lahayn [Turkiga] annaga oo aan waxba isaga tirinayn, keliya u tudhayna shacabka Turkiga - horena annagaa u jabinay."

Qaramada Midoobay: 4 Milyan oo Soomaali ah ayaa wajahaya macluul, halka 1.7 milyan oo carruur Soomaaliyeed ahna ay hayso...
11/08/2024

Qaramada Midoobay: 4 Milyan oo Soomaali ah ayaa wajahaya macluul, halka 1.7 milyan oo carruur Soomaaliyeed ahna ay hayso nafaqo-darro.

10/08/2024

📷 📷 📷 📷

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SomG News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share