Wada Jaceyl Media

  • Home
  • Wada Jaceyl Media

Wada Jaceyl Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wada Jaceyl Media, Video Creator, .

Masha Allah kusoo dhawaada asxaabta page_keyga waxaan idin kula wadaagi doonaa fariimaha gaa gaaban lama soo koobi karo waxa ey ka hadlayaan fariimaha dhan walba oo wanaagsan ayaan ka fiiri doonnaa insha allh

⛔Lost Macsalamey hada⛔Hddu 1xbet ka qasaariyo 100$ waxàd heleysaa isla 100 $✅💯✅Sameyso Account cusub Geli Qaybta Promo c...
09/06/2024

⛔Lost Macsalamey hada⛔

Hddu 1xbet ka qasaariyo 100$ waxàd heleysaa isla 100 $✅💯

✅Sameyso Account cusub Geli Qaybta Promo code. ✅ GUULESTA ✅

💲 Marka Aad Sameysaneysid Waxad helaysa 200% depsit bonus 💲

💰SIDOOKALE MALIN WALBA OO JIMCA AH WAXAD HELEYSA HAPPY FRIDAY BONUS💰✅
Share ii dhaha asxaabey❤️

22/02/2024

⛔Lost Macsalamey hada⛔

Hddu 1xbet ka qasaariyo 100$ waxàd heleysaa isla 100 $✅💯

✅Sameyso Account cusub Geli Qaybta Promo code✅ MAANDEEQ ✅

💲 Marka Aad Sameysaneysid Waxad helaysa 200% depsit bonus 💲 👉WHATSAPP: https://wa.me/616336386

💰SIDOOKALE MALIN WALBA OO JIMCA AH WAXAD HELEYSA HAPPY FRIDAY BONUS💰✅

22/02/2024

⛔Lost Macsalamey hada⛔

Hddu 1xbet ka qasaariyo 100$ waxàd heleysaa isla 100 $✅💯

✅Sameyso Account cusub Geli Qaybta Promo code✅ GUULESTA ✅

💲 Marka Aad Sameysaneysid Waxad helaysa 200% depsit bonus 💲 👉WHATSAPP: https://wa.me/616336386

💰SIDOOKALE MALIN WALBA OO JIMCA AH WAXAD HELEYSA HAPPY FRIDAY BONUS💰✅

26/06/2023

Qorshaha berri & 10 qodob

Berri oo Salaasa ah waa maalin wayn, waa maalintii carafa ee maalmaha ka tilmaannayd. Waa maalin ka mid ah bilaha xurmada leh, waa maalin ka mid ah tobankii maalmood ee Ilaahay ku dhaartay, waa maalintii Ilaahay diintan dhammaystiray, waa maalin soonkeeda lagu dhaafayo laba sano danbigood, waa maalinta ugu badan ee Ilaahay addoomihiisa naar ka xoreeyo, waa maalin ducada la ducaystaa ka qiimo badan tahay sannadka oo dhan ducaduna maqbuula tahay weliba.

Kolka aad berri u diyaar garoobayso intaas aan soo sheegnay oo dhan ayaad niyadda ku haynaysaa, wax kasta oo dhacana jaaniskaas iyo fursaddaas waad ku faro adaygaysaa oo sinnaba u oggolaan maysid inaad dayacdo.

Haddaba ka warrama haddii aynu qorshe kooban oo aynu maalintan wayn kaga faa’idaysanayno wadaagno. In aad jaaniska iyo kanshada kusoo marta ka faa’idaysaa waa mid ka mid sifooyinka guusha, dadka guulaystaana waa kuwa fursadda aan dayicin adduun iyo aakhiraba.

1. Carafa waxa ay ka bilaabmaysaa caawa kolka cadceeddu dhacdo, salaadda maqrib laga bilaabo ilaa berri cadceeddu ay dhacayso waa carafa, daqiiqad kastaa waa dahab, kolkaa isla caawa sii bilow waxqabadka, salaadda, dikriga iyo ducada oo ha sugin inta waagu beryayo.
2. Caawa h**e u seexo si aad cibaadada awood ugu heshid, ugu danbayn 10pm istuur (Geeska Afrika tusaale ahaan).
3. Saacadda ku buuxso badh kahor salaadda subax, (4:00am ex Hrg), tuko dhawr rakcadood oo salaatu layl ah, hal rakcad oo witir ahna kusoo xidh.
4. Suxuuro oo soon niyayso.
5. Salaadda subax Masjidka ku tuko, ragga gaar haan, habluhuna guriga.
6. Kobtaa aad ku tukatay muddo saacad ah iskaga digri inta cadceeddu soo baxayso, kaddibna laba rakcadood tuko si aad u hesho ajarka Xaj & Cimro dhammaystiran.
7. Yar seexo haddii aad dareento inaad u baahan tahay, haddii kale dedaalka wad adiga oo maalintaada daqiiqad kasta ku buuxinaya xuska Ilaahay (Xuska ugu qaalisan maalintani waa Laa Ilaaha Illalaahu waxdahu laa shariika lah, lahul mulku walahul xamdu wahuwa calaa kulli shay’in qadiir), Qur’aan aad akhrido, salaad iyo sadaqo wixii jaanisku kuu saamaxo.
8. Casar kaddib wixii loo gaadho usoo gacan bax duco oo gacmaha kor u taag, Ilaahay waydiiso wax kasta oo laabtaada ku jira adduun iyo aakhiro, haka daalin ee ku celceli inta qorraxdu ka dhacayso. Nafta, ehelka, asxaabta, dalka Iyo Islaamkaba ducada ku dar.
9. Afur oo xuska Ilaahay carrabkaagu haka qoyanaado.
10. Salaadaha faralka ah ee maalintaas gaadh ka hay oo yaanay kaa dayacmin, sunnayaashana raaci.

Aniga oo qormadan qoray si gaar ah iigu soo duceeya, adiga oo akhriyay iyo cid kasta oo sii wadaajisay ama khayr inna xasuusisay Ilaahay ha barakeeyo.

18/06/2023

ASC DHAMAAN INTA KU XIDHAN PAGEKAAB

HA DHAYALSAN 10 KAN MAALMOOD MID QALBA KHYRKEEDQY WADATAAYE

Maalinta isniinta ee nagu soo aadan 19 jun 2023 waxaa inoo

bilaabaneysa Bisha Dul-Hijjah waxay kamid tahay bilaha sida gaar ka ah ee xurmada u leh.

Ilaahey wuxuu ku dhaartay Tobankaan maalmood,

Wuxuuna yiri:

(Iyo waaberiga iyo tobanka habeen)

Nabigeena Muxamed plug all wuxuu yiri ma jiro maalmo uu ilaahey ilaahey ka jecel yahay acmaal la sameeyo tobanka maalmood ee ugu h**eysa bisha Dul-Hijjah.

Faaidooyinka 10-ka Maalin ee ugu h**eyso bisha Dul-Hijjah.

1) Maalinta 1aad ee Bisha Dul-Hijjah waa maalintii loo dambi dhaafay Nabi Aadam CS, Qofkii sooma dambiyadiisa oo dhan waa loo dhaafa.

2) Maalinta 2aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducada Nabi yoonis CS isla markaasna laha soo bixiyey calooshsha malaayga, qofkii sooma waxay ula mid tahay sida isagoo hal sano caabudaayey ilaahey oo aan ilBiriqsi ku caasin.

3) maalinta 3aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducadii Nabi zakariya CS, qofkii sooma ducadiisa waa la aqbalayaa.

4) maalinta 4aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi ciise CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka dheeraanayaa Quusitaan iyo Faqri.

5)Maalintii 5aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi Muuse

CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka badbaadiyaa cadaabta Qabriga 6) Maalinta 6aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii uu Alle Nabigiisa u

furay albaabada kheyrka, Qofkii sooma wuxuu Alle ku fiiriyaa il naxariis

leh.

7)Maalinta 7aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la xirayo Albaabada Naarta, lamana furo ilaa ay ka dhamaato Tobanka maalin ee bisha Dul-Hijjah, Qofkii sooma ilaahey wuxuu ka xiraa 30 Al baab oo dhibaato ah, wuxuuna u furaa 30 Al baab oo Fudeed ah.
8) Maalinta 8aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta loogu magac daray (Tarwiya) Qofkii sooma wuxuu Alle siinaayaa ajir uusan ogeyn ilaahey mooyee.

9) Maalinta 9aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta la istaagaayo Banka carafa,Qofkii sooma ilaahey wuxuu u dhaafaa dambiyada sanadkii h**e iyo sanadka soo sacdo, waana maalinta ay soo dagtay aayada Qu'aanka Alle qurbaan ugu dhawaadana wuxuu u dhaafaa dambiyadiisa.

(Maanta) waan idiin taam yeelay diintiina, waana idiin dhammaystiray nicmadaydii, waxaana idiin doortay Islaamka diintiinna.

Lawadaag wil aad qeryka ka jeceshahy

Walal qoraalka lawadag umada Musliminta Ah❤❤❤❤dhamaantiina waan idin jaclahay Allaha caafimaad nagu gaarsiiyo Aamiin aamiin sanadkaan sanadkiisa cumri dheer caafimaad leh Allaha nagugaarsiiyo Aamiin Aamiin

SADAALI OO KU GULEYSO 10$ RAAC SHURUUDAHA      TAHNKS
29/04/2023

SADAALI OO KU GULEYSO 10$
RAAC SHURUUDAHA
TAHNKS

19/04/2023

Address


Telephone

+252616336386

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wada Jaceyl Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wada Jaceyl Media:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share