Zamiil

Zamiil Empowering Somali businesses with quality recruitment and helping job seekers unlock new opportunities. πŸš€

πŸ’° La soco kharashka shaqaaleysiintaada β€” waad la yaabi doontaa!Shirkado badan ma oga inta lacag, waqti, iyo dadaal ah ee...
18/12/2025

πŸ’° La soco kharashka shaqaaleysiintaada β€” waad la yaabi doontaa!

Shirkado badan ma oga inta lacag, waqti, iyo dadaal ah ee ku baxa marka ay shaqaale cusub raadinayaan.

πŸš€ Zamiil waxay si degdeg ah u yareyneysaa:
βœ… Waqtiga shaqaaleysiinta
βœ… Kharashyada qarsoon
βœ… Shaqaale wareegga badan (turnover)

πŸ“Œ Natiijo?

1. Shaqaale sax ah
2. Kharash hoose
3. Koox shaqo oo deggan

πŸ‘‰ Zamiil waa xalka casriga ah ee shaqaaleysiinta.

Ku soo biir maanta oo badi fursadaada shaqo helista adigoo u maraya nidaam casri ahπŸ‘‡.

https://app.zamiil.com/seeker/register

Zamiil WhatsApp Group Join Now πŸ‘‡.

https://chat.whatsapp.com/KYgrxFzGP8T8mqupGPB5al

🌐 Nagu soo booqo: zamiil.com
πŸ“ž Nagala soo xiriir: β€ͺβ€ͺβ€ͺ+252 61 2253337

Aan wada qaabeyno nidaamka shaqo bixinta & shaqo helista - si wadajir ah. πŸ’™

17/12/2025

πŸš€ Zamiil waxay beddeshay habka ay shirkaduhu u helaan shaqaale xirfad leh

Shirkado badan iyo institutions h**e waxay ula daalaa dhacayeen:
❌ Helid musharrax ku habboon jagada
❌ Codsiyo badan oo aan tayadoodu fiicnayn
❌ Waqti badan oo ku baxa kala bixinta iyo wareysiyada

✨ Zamiil arrintaas wey ka fududeysay
Kaliya noo sheeg:
βœ”οΈ Jagada aad qofka u rabto
βœ”οΈ Xirfadaha iyo shuruudaha aad ka rabto

Inta kale? Zamiil ayaa kuu qabaneyso β€” si degdeg ah, sax ah, oo la isku halayn karo

🌐 Nagu soo booqo: zamiil.com
πŸ“ž Nagala soo xiriir: β€ͺβ€ͺβ€ͺβ€ͺβ€ͺ+252 612253337‬‬‬7

Aan wada qaabeyno nidaamka shaqo bixinta & shaqo helista - si wadajir ah. πŸ’™

Udaa Zamiil wixii shaqaaleysiin ah iyada ayaa howsha kuu fududeyn doonto adigoo waqti, energy, uusan ka qasaarin.https:/...
03/12/2025

Udaa Zamiil wixii shaqaaleysiin ah iyada ayaa howsha kuu fududeyn doonto adigoo waqti, energy, uusan ka qasaarin.

https://app.zamiil.com/seeker/register

Zamiil WhatsApp Group Join Now πŸ‘‡.

https://chat.whatsapp.com/KYgrxFzGP8T8mqupGPB5al

🌐 Nagu soo booqo: zamiil.com
πŸ“ž Nagala soo xiriir: β€ͺβ€ͺβ€ͺ+252 61 2253337

Aan wada qaabeyno nidaamka shaqo bixinta & shaqo helista - si wadajir ah. πŸ’™

Shaqaalaha saxda ah wuxuu business ka u badbadiyaa lacag. Halka shaqaalaha khaldan uu ku yahay khasaaro ganacsiga.Ku soo...
02/12/2025

Shaqaalaha saxda ah wuxuu business ka u badbadiyaa lacag. Halka shaqaalaha khaldan uu ku yahay khasaaro ganacsiga.

Ku soo biir maanta oo badi fursadaada shaqo helista adigoo u maraya nidaam casri ahπŸ‘‡.

https://app.zamiil.com/seeker/register

Zamiil WhatsApp Group Join Now πŸ‘‡.

https://chat.whatsapp.com/KYgrxFzGP8T8mqupGPB5al

🌐 Nagu soo booqo: zamiil.com
πŸ“ž Nagala soo xiriir: β€ͺβ€ͺβ€ͺ+252 61 2253337

Aan wada qaabeyno nidaamka shaqo bixinta & shaqo helista - si wadajir ah. πŸ’™

Ma awoodaysid inaad kobacdo adigoon haysan team saxda ah.Zamiil waxey kaa caawinayaa inaad dhisto koox diyaar u ah horum...
29/11/2025

Ma awoodaysid inaad kobacdo adigoon haysan team saxda ah.
Zamiil waxey kaa caawinayaa inaad dhisto koox diyaar u ah horumar iyo koboc.

Ku soo biir maanta oo badi fursadaada shaqo helista adigoo u maraya nidaam casri ahπŸ‘‡.

https://app.zamiil.com/seeker/register

Zamiil WhatsApp Group Join Now πŸ‘‡.

https://chat.whatsapp.com/KYgrxFzGP8T8mqupGPB5al

🌐 Nagu soo booqo: zamiil.com
πŸ“ž Nagala soo xiriir: β€ͺβ€ͺβ€ͺ+252 61 2253337

Aan wada qaabeyno nidaamka shaqo bixinta & shaqo helista - si wadajir ah. πŸ’™

Shirkado badan waxay ku lumiyaan toddobaadyo kala bixinta CV-yada, taas oo keenta in musharrixiinta ugu fiican ay ka far...
28/11/2025

Shirkado badan waxay ku lumiyaan toddobaadyo kala bixinta CV-yada, taas oo keenta in musharrixiinta ugu fiican ay ka fara baxsadaan.
Zamiil waxay ku soo koobtaa kuwa ugu tayada wanaagsan maalmo gudahood, ee ma aha toddobaadyo.

Ku soo biir maanta oo badi fursadaada shaqo helista adigoo u maraya nidaam casri ahπŸ‘‡.

https://app.zamiil.com/seeker/register

Zamiil WhatsApp Group Join Now πŸ‘‡.

https://chat.whatsapp.com/KYgrxFzGP8T8mqupGPB5al

🌐 Nagu soo booqo: zamiil.com
πŸ“ž Nagala soo xiriir: β€ͺβ€ͺβ€ͺ+252 61 2253337

Aan wada qaabeyno nidaamka shaqo bixinta & shaqo helista - si wadajir ah. πŸ’™

Shaqaale inuu si fiican jagadiisa uguto waxa ka h**eyso inuu yahay midkii ku habonaa jagada,Zamiil waxey ka cawineysaa i...
27/11/2025

Shaqaale inuu si fiican jagadiisa uguto waxa ka h**eyso inuu yahay midkii ku habonaa jagada,
Zamiil waxey ka cawineysaa inaad maalinta koowaadba keento dadka saxda ah.

Ku soo biir maanta oo badi fursadaada shaqo helista adigoo u maraya nidaam casri ahπŸ‘‡.

https://app.zamiil.com/seeker/register

Zamiil WhatsApp Group Join Now πŸ‘‡.

https://chat.whatsapp.com/KYgrxFzGP8T8mqupGPB5al

🌐 Nagu soo booqo: zamiil.com
πŸ“ž Nagala soo xiriir: β€ͺβ€ͺβ€ͺ+252 61 2253337

Aan wada qaabeyno nidaamka shaqo bixinta & shaqo helista - si wadajir ah. πŸ’™

Zamiil waxay dedejisaa shaqaaleysiinta iyadoo aan tayada hoos u dhigin.Ku soo biir maanta oo badi fursadaada shaqo helis...
26/11/2025

Zamiil waxay dedejisaa shaqaaleysiinta iyadoo aan tayada hoos u dhigin.

Ku soo biir maanta oo badi fursadaada shaqo helista adigoo u maraya nidaam casri ahπŸ‘‡.

https://app.zamiil.com/seeker/register

Zamiil WhatsApp Group Join Now πŸ‘‡.

https://chat.whatsapp.com/KYgrxFzGP8T8mqupGPB5al

🌐 Nagu soo booqo: zamiil.com
πŸ“ž Nagala soo xiriir: β€ͺβ€ͺβ€ͺ+252 61 2253337

Aan wada qaabeyno nidaamka shaqo bixinta & shaqo helista - si wadajir ah. πŸ’™

Shaqaale qaldan ma aha oo kaliya inuu ka qasariyo lacag β€” wuxuu kaa lumiyaa horumar iyo waqti. Zamiil waxay kaa caawisaa...
25/11/2025

Shaqaale qaldan ma aha oo kaliya inuu ka qasariyo lacag β€” wuxuu kaa lumiyaa horumar iyo waqti. Zamiil waxay kaa caawisaa inaad si buuxda uga fogaato shaqaale qaldan iyo qasaaraha uu geysan karo,

Qofka khaldan waa kharash, Zamiil waa xal.

Ku soo biir maanta oo badi fursadaada shaqo helista adigoo u maraya nidaam casri ahπŸ‘‡.

https://app.zamiil.com/seeker/register

Zamiil WhatsApp Group Join Now πŸ‘‡.

https://chat.whatsapp.com/KYgrxFzGP8T8mqupGPB5al

🌐 Nagu soo booqo: zamiil.com
πŸ“ž Nagala soo xiriir: β€ͺβ€ͺβ€ͺ+252 61 2253337

Aan wada qaabeyno nidaamka shaqo bixinta & shaqo helista - si wadajir ah. πŸ’™

Network ma ahan cida adiga aad taqaano oo kaliya ee waa adiga dadka ku yaqaano.Ku soo biir maanta oo badi fursadaada sha...
24/11/2025

Network ma ahan cida adiga aad taqaano oo kaliya ee waa adiga dadka ku yaqaano.

Ku soo biir maanta oo badi fursadaada shaqo helista adigoo u maraya nidaam casri ahπŸ‘‡.

https://app.zamiil.com/seeker/register

Zamiil WhatsApp Group Join Now πŸ‘‡.

https://chat.whatsapp.com/KYgrxFzGP8T8mqupGPB5al

🌐 Nagu soo booqo: zamiil.com
πŸ“ž Nagala soo xiriir: β€ͺβ€ͺβ€ͺ+252 61 2253337

Aan wada qaabeyno nidaamka shaqo bixinta & shaqo helista - si wadajir ah. πŸ’™

Address

Adani Tower 2
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zamiil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category