Darul-Hijra Model School

  • Home
  • Darul-Hijra Model School

Darul-Hijra Model School 1000000

Waxaa mahad oo dhan ucelineynaa alaah subxaanahu watacaalaa. Oo si nabad ah maanta oo khamiisah 11-6-2026 Noogu  soo gab...
11/06/2026

Waxaa mahad oo dhan ucelineynaa alaah subxaanahu watacaalaa. Oo si nabad ah maanta oo khamiisah 11-6-2026 Noogu soo gabagabeeyay imtixaankii fasaladda f4&8aad ee Dugsiga Imtixaanka Finalka Sanad-dugsiyeedka 2025–2026.
Waxaan ardayda u rajaynaynaa guul, natiijooyin lagu farxo, iyo mustaqbal ifaya.



Soo laabasho wacan dhammaan bahda darulhijra
31/05/2026

Soo laabasho wacan dhammaan bahda darulhijra

𝗦𝗵𝗮𝗮𝗰𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗝𝗮𝗱𝘄𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗜𝗺𝘁𝗶𝘅𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗲𝗲 𝗙𝗮𝘀𝗮𝗹𝗸𝗮 𝟴-𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗦𝗮𝗻𝗻𝗮𝗱-𝗱𝘂𝗴𝘀𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝟮𝟬𝟮𝟱/𝟮𝟬𝟮𝟲Dhammaan ardayda Gobolka Banaad...
30/05/2026

𝗦𝗵𝗮𝗮𝗰𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗝𝗮𝗱𝘄𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗜𝗺𝘁𝗶𝘅𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗲𝗲 𝗙𝗮𝘀𝗮𝗹𝗸𝗮 𝟴-𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗦𝗮𝗻𝗻𝗮𝗱-𝗱𝘂𝗴𝘀𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝟮𝟬𝟮𝟱/𝟮𝟬𝟮𝟲

Dhammaan ardayda Gobolka Banaadir waxaan u rajaynaynaa guul, horumar, iyo natiijooyin wanaagsan oo ay ku farxaan.

عيد الأضحى المبارك، كل عام وأنتم بخير.
26/05/2026

عيد الأضحى المبارك، كل عام وأنتم بخير.

BARITO WAA MAALIN AAD UQIIMA BADAN EE AAN DUCADDA BADINNO ,DUCO WAHAA UGU FIICAN DUCADDA MAALINTA CARAFO,DUCADAAN KUCELC...
25/05/2026

BARITO WAA MAALIN AAD UQIIMA BADAN EE AAN DUCADDA BADINNO ,DUCO WAHAA UGU FIICAN DUCADDA MAALINTA CARAFO,
DUCADAAN KUCELCELI.

Wasaaradda Waxbarashada, waxa ay halkan ku shaacineysaa Jadwalka rasmiga ah ee lagu gali doono Imtixaanka Qaranka 2026Wi...
20/05/2026

Wasaaradda Waxbarashada, waxa ay halkan ku shaacineysaa Jadwalka rasmiga ah ee lagu gali doono Imtixaanka Qaranka 2026

Wixii faahfaahin kala xiriir
Xafiiska Warfaafinta
Abdiaziz Wali
[email protected]

MAANTA WAA FASAX  BAHDA DAARUL-HIJRA
10/05/2026

MAANTA WAA FASAX BAHDA DAARUL-HIJRA

Halkaan kala soco Jadwalka Imtixaanka Bisha 2aad 2025-2026
20/04/2026

Halkaan kala soco Jadwalka Imtixaanka Bisha 2aad 2025-2026

Dhammaan Bahda Dugsiga Darulhijra waxaa lagu wargelinayaa in uu  Fasax yahay Berito  oo ay Taariikhdu ku Beegantahhay 12...
11/04/2026

Dhammaan Bahda Dugsiga Darulhijra waxaa lagu wargelinayaa in uu Fasax yahay Berito oo ay Taariikhdu ku Beegantahhay 12-04-2026. Waxaa lasoo laabanayaa Maalinta xigta ee Isniinta Ah.

Mahadsanidiin

22/03/2026

Waxaa ilaaheey mahadiis ah inuu maanta oo ku beegay 22-3-2026Dib noogu furmay iskuulka.
FG:waxaa ardayda sharafta leh lagu wargelinayaa in jadwalkii Ramadaanka lagu sii shaqeeyn Doono.
.

Address

جنب شارع ثلاثين

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darul-Hijra Model School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Darul-Hijra Model School:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share