09/12/2025
Muxaadaro ku saabsan kaalinta hooyada ee tarbiyada caroorteeda ayaa galabta arbacada lagu qabanayaa Masjidka Xaaji Maxamuud Qaaje
Waxaana soo jeedinaya Sh.Farxaan Maxamed
F.G.Muxaadaradu waxa ay gaar u tahay Dumarka