18/01/2025
Baraarujin.
•Ilaalinta cibaadada rabbi swt qofka waxey ku toosidaaa wadada guusha.
•akhlaaq wanaaga qofka waxey haleel siidaa wadada guusha.
•ilaali xiriirka iyo macaamilka dadka kaa la dhaxeeya sida: amaanada,balanta,nabad galinta iyo ka dhowrida waxa ay dhib sanayaan.
•Noqo qof dadka waxtari kara kana ilaalin kara dhibaatadiisa, sababtoo ah aadanuhu waa neceb yahay in lagu sameeyo wax dhibaya waa muhiim in aad ka ilaalisa dhibaatadaada sabsbtoo ah dadku wey isku baahan yihiin.
• iska daa isla weynida oo rabbi baaba kaa xarimay iyo sameynta munkaraadka sida:aflagaadada,xadida maalka dadka,dhibaateynta dadka iyo daadinta dhiiga rabbi swt kaa xarimay.
FG: liibaanteena aduunyo iyo mideena aakhiro waxey ku jirtaa qaadashada amarka alle iyo adeecida nebiga NNKH arrinkaas oo faah fashan baa inoo jiri doona aynu indhaha halkaan ku heyno wllyaal.