H wiif media

H wiif media kusoo dhawaada h wiif media

Halkan waa Caasimada ISR1L 🤔
19/06/2025

Halkan waa Caasimada ISR1L 🤔

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa isbeddel ku soo bandhigay inta uu caawa ku jiray kulan uu la qaatay tifaftiray...
19/06/2025

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa isbeddel ku soo bandhigay inta uu caawa ku jiray kulan uu la qaatay tifaftirayaasha warbaahinta caalamiga ah ee ka howlgallada Ruushka oo laga sii daayay telefishinka RT, isagoo hadalkiisa ku soo daray : “ Ruushku wuxuu doonayaa in uu si degdeg ah u soo afjaro dagaalka Ukraine, isaga oo doorbidaya in arrintu ku dhammaato si nabadeed… haddii ay Ukraine iyo reer galbeedka usoo diyaar garoobaan wadahadal dhab ah…Waxaan diyaar u ahay inaan la kulmo qof walba, xitaa Zelensky.”

22/09/2024
23/05/2024

Wllyaal waa inaan isxasuusina aakhiro

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when H wiif media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share