Goobjoog

Goobjoog Goobjoog is an independent privately owned media based in Mogadishu.

With a dedicated team of experienced correspondents and editors, we do in-depth coverage of developments in Somalia, the larger Horn of Africa and the globe. GOOBJOOG that is the most accurate “private” public broadcaster serves to inform, educate and entertain the masses since it's inception, truly living up to its motto – ‘Always Loyal To the Public’.

07/09/2026

Ciidanka Dawladda oo Hawlgal ka Sameeyay Degaanno ka Tirsan Jubbada Hoose

07/09/2026

Midowga Afrika oo soo dhoweeyay go’aanka Qaramada Midoobay ee muujinaya cabbirka dhabta ah ee Afrika

07/09/2026

Dowladda Federaalka oo daahfurtay Istiraatiijiyadda Nafaqada ee Soomaaliya ee Dhinacyada Badan.

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, ayaa dhiggiisa dalka Suudaan kula kumlay magaalada Qaahira ee dalka Masar.Kulanka ayaa di...
07/09/2026

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, ayaa dhiggiisa dalka Suudaan kula kumlay magaalada Qaahira ee dalka Masar.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee labada dal iyo sidii loo sii adkeyn lahaa iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Suudaan.

07/09/2026

“Reer Galmudug markii la arkay in ay heshiis yihiin ayaa la yiri halaga xanaajiyo oo doorashada halaga qaso.”

—Musharrax Hoggaamiye, Liibaan Axmed Xasan

07/09/2026

"Qofka aan waxba akhrin waa qof bulshadiisa culays ku haayo, isagana culays isku haayo."

— Barafasoor Cabdalla Cumar Mansuur

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abdisalam Ali, ...
07/09/2026

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abdisalam Ali, ayaa ka qeybgalay Kalfadhiga 166-aad ee Golaha Jaamacadda Carabta kaas oo ahaa mid heer Wasiirro ah, oo lagu qabtay magaalada Qaahira ee dalka Masar.

Kalfadhiga ayaa looga hadlay qadiyadda Falastiin, iyo arrimo la xiriira nabadda, amniga iyo sidoo kale iskaashiga gobolka.

07/09/2026

Shirweynaha Madasha Qaran Ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta oo Ka Furmay Muqdisho

07/09/2026

Sanatar Muuse Suudi Yalaxow oo soo jeediyay in mushaarka laga jaro Sanatarada aan soo xaadirin fadhiyada Aqalka Sare.

07/09/2026

"Wasaaradda Gaashaandhigga waxay ka shaqeysay in xog sugan laga helo goobaha dagaalka."

— Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Cumar Cali Cabdi.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Goobjoog posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share