Goobjoog TV

Goobjoog TV Goobjoog is an independent privately owned media based in Mogadishu.

With a dedicated team of experienced correspondents and editors, we do in-depth coverage of developments in Somalia, the larger Horn of Africa and the globe. GOOBJOOG that is the most accurate “private” public broadcaster serves to inform, educate and entertain the masses since it's inception, truly living up to its motto – ‘Always Loyal To the Public’.

04/11/2025

Shirka Madasha hab maamulka Internet-ka Soomaaliya oo laga furay maanta magaalada Muqdisho.

04/11/2025

WARBIXIN:- Ugaarsiga Biri-mageyda oo ku soo badanaya Galmudug iyo dakanooyinka qabiilka oo xarka goostay deegaanada Maamulkaas.

04/11/2025

“Markay Xukuumadda timaaday hal shuruuc kaliyaha ayaan lahayn, laakiin hadda shuruuc badan ayaa la meel mariye.”

Wasiiru Dowlaha Isgaarsiinta Axmed Diiriye

04/11/2025

" Waxaan la xariirnay Facebook, Youtube iyo shirkadaha kale ee Isgaarsiinta si ay ugu hogaansamaan shuruucda dalkeenna"

Maareeyaha Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka Mustafa Yaasiin Sheikh

04/11/2025

“Amni daro ayaa na heysata, Wax yar markay dhacaan guri kasta ayaa la geeynayaa, Iyado internet-ka si xun loo adeegsanayo”

Ra'iisul Wasaare Xamse Cabdi Bare

04/11/2025

Soomaalida Mareykanka oo dadaal Xooggan ugu jira ku guuleysiga duqa Magaalada Minneapolis iyo loolanka doorashada oo meel adag Maraya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u daah-furay Madasha Hab...
04/11/2025

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u daah-furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka Soomaaliya ee 2025 (SIGF 2025), oo sanadkan la qabtay markii saddexaad. Furitaanka madashan ayaa muujinaysa sida dowladda Federaalka ay mudnaanta u siinayso dhisidda kaabayaasha dhijitaalka ah, kor u qaadista helitaanka internet ammaan ah oo la isku halleyn karo, iyo dhiirrigelinta adeegyo casri ah oo ku dhisan hal-abuur iyo hufnaan dowladeed.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo dhagax-dhigay laamiga dh...
04/11/2025

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo dhagax-dhigay laamiga dheer ee degmada Wadajir, gaar ahaan Xaafadda Buulo-xuubeey, oo gaaraya ku dhawaad 2-KM, ayaa sheegay in dhismaha wadddadani ay abuuri doonto fursado shaqo iyo ganacsi, isla markaana ay kor u qaadayso bilicda iyo horumarka ka jira caasimadda.

03/11/2025

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Caleema saarka Madaxweynaha Tanzania Samiiya Suluhu Xasan.

03/11/2025

WARBIXIN:- Afrika oo noqotay qaaradda ugu colaadaha badan Caalamka.

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Dodoma ee caasamidda...
03/11/2025

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Dodoma ee caasamidda dalka Tanzaniya uga qaybgalay caleema-saarka Madaxwaynaha dib loo doortay ee dalkaasi, Marwo Samia Suluhu Hassan.

Madaxwayne Xasan Sheekh oo qayb ka ahaa Madax kala duwan oo heer gobol ah, kuwaasi oo lagu casuumay ka qayb galka Munaasabadda ayaa muujiyay ahmiyadda xiriirka iskaashi iyo wax wada-qabsi ee ay wadaagaan labada dal, isaga oo u rajeeyay Madaxweynaha dib loo doortay in ay xoogga saarto ka miro-dhalinta ajendeyaasha heer Qaran, heer gobol iyo heer Qaaradeed ee hor yaala.

03/11/2025

Maxaad ka taqaan 6-da Madaxweyne ee ugu muddo xileedka dheer Afrika?

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Goobjoog TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Goobjoog TV:

Share

About Goobjoog News

Goobjoog News is GMG’s digital platform which provides authoritative and independent coverage of stories and events in Somalia and the region with an insight on the global. www.goobjoog.com and www.goobjoog.com/english cover news in Somali and English respectively.