Tagabeeye24.

Tagabeeye24. WAR SUGAN

RAGAAS SOO SHEEGARER TAGAABEYE.
30/08/2025

RAGAAS SOO SHEEGA
RER TAGAABEYE.

Waxaan hambalyo u dirayaa Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdulqaadir Axmed Awcali (Firdhi...
30/08/2025

Waxaan hambalyo u dirayaa Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdulqaadir Axmed Awcali (Firdhiye),iyo Madaxweyne Ku-xigeenkiisa Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo maanta ku guuleystay doorashadii ka dhacday magaalada Laasacanood.

Waxaan ku bogaadinayaa xildhibaannada, guddiga doorashada iyo guud ahaan shacabka Waqooyi Bari, dhabar-adaygga ay muujiyeen, si ay doorashadu ugu dhacdo hab-dimoqraadi ah, waxaana Alle uga rajeynayaa hoggaanka cusub ee la doortay in uu fududeeyo waajibaadka culus ee loo doortay, ayna noqdaan kuwo ku guuleysta shaqada hortaalla.

Doorashadani waxa ay muujinaysaa biseyl siyaasadeed iyo dadaalka bulshada dowlad-goboleedka Waqooyi Bari ay ugu jiraan helitaanka adeeg dowladeed oo dhammeystiran.

Xukuumadda DanQaran waxa ay dadaal badan gelisay xoojinta nidaamka dowladnimada iyo horumarinta hannaanka Federaaleynta dalka, taas oo maanta la xaqiijiyey midho-dhalka dadaalladaasi.

30/08/2025

AXABEY FOLLOW SO DHAHA PAGE KA
TAGAABEEYE.

Hambalyo Madaxweyne firdhiyeOo kuguleystay 5 sano ee soosocota Maamulka waqooyi bari .
30/08/2025

Hambalyo Madaxweyne firdhiye
Oo kuguleystay 5 sano ee soosocota
Maamulka waqooyi bari .

Besha owraden duduble ayaa loo magacabay Degmada darusalaam kadib markii Besha maqlisame duduble nagaga dhaadhiciyen In ...
25/08/2025

Besha owraden duduble ayaa loo magacabay
Degmada darusalaam kadib markii
Besha maqlisame duduble nagaga dhaadhiciyen
In degmada ayaga loo magacabi doon.

25/08/2025

CELIWAXADSAME GUULEYSTA.

Hambalyo hambalyo gudoomiyaha degmada darusalam Mire salad dhuxulow.
25/08/2025

Hambalyo hambalyo gudoomiyaha degmada darusalam
Mire salad dhuxulow.

Address

Cocacola
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tagabeeye24. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category