G.stat House

G.stat House NEWS G.5 warar lahubo Iyo dhacdooyika markaa taaagan

06/05/2025

Iska fiiriya meelaha aadmareesaan

Wasir Omar Ali Abdi Waxaan Ciidamada xoogga Dalka ugu hambalyeynayaa sanad-guurada 65aad ee ka soo wareegatay aasaaska c...
12/04/2025

Wasir Omar Ali Abdi Waxaan Ciidamada xoogga Dalka ugu hambalyeynayaa sanad-guurada 65aad ee ka soo wareegatay aasaaska ciidanka, waxaan si gaar ah hambalyo ugu dirayaa Taliska Ciidanka oo xilligan furimaha dagaalka ku wehliya ciidanka xoogga Dalka, kalana qeyb qaadanaya howlgalka ciribtirka Khawaarijta.

CXDS waxay muddooyinkii u dambeeyay ku tallaabsadeen guulo wax ku ool ah oo ay ka soo hoyeen howlgalada lagu baacsanayo Khawaarijta.

Waxaan geesiyayaasha ciidanka ku boggaadinayaa dagaalka xaqa ah ee ay kula jiraan Khawaarijta, sidoo kale waxaan u tacsiyanayaa saraakiishii iyo ciidankii u shahiiday difaaca Dalka iyo xoreynta deegaanadi u dambeeyay ee Cadawga laga saaray.

20/08/2024

15 jir sagaal nin kufsadeen

17/08/2024

Tobon nin ayaa saaka Puntland lagu toogtay, ragan ayaa horay dad u dilay. Maxkamada ciidanka ayaana xukunka kuheshay.

16/08/2024

Biggy is Not Easy 😂😂😂😂

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee DFS Axmed Macallin Fiqi ayaa goordhow magaalada Ankara kula kulmay dhiggiisa Turkiga Hakan ...
12/08/2024

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee DFS Axmed Macallin Fiqi ayaa goordhow magaalada Ankara kula kulmay dhiggiisa Turkiga Hakan Fidan.

Kulankan ayaa daba socda wadahalada ay garwadeynta ka tahay dowladda Turkiga kaa oo dhex mari doona dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya.

12/08/2024

Wasiirada wax soosaarka XFS ayaa ka jawaabay Su'aalo laga weydiiyay dajinta qorshaha kobaca iyo is badalka dhaqaalaha Soomaaliya ee deyn cafinta kadib.

Wargalin Muhiim ah
11/08/2024

Wargalin Muhiim ah

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when G.stat House posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share