27/01/2025
Maalmaha soo socda waxa aynu dib u bilaabi doonaa hawlaheenii kor u qaadista wacyiga dhallinyarada (Jiilka Maanta - GenZ) ee ku aaddan siyaasadda. Isha nagu haaya oo nala socda.
Kacdoonka jiilka maanta.