Gaatiye Somali TV

Gaatiye Somali TV Somali TV is a dynamic broadcasting platform dedicated to delivering the latest news, events, and cultural insights from Somalia and around the globe.

Gaatiye Somali TV

Ururka Siyaasadda JSP ayaa guul weyn ka gaaray doorashada Golaha Wakiillada Galmudug  89 kursi oo lagu tartamay ayuu ka ...
03/08/2026

Ururka Siyaasadda JSP ayaa guul weyn ka gaaray doorashada Golaha Wakiillada Galmudug 89 kursi oo lagu tartamay ayuu ka helay 63 kursi
Natiijada Doorashada Galmudug.
JSP 63
Towfiiq 12
Sincad 6
Karaama 5
Ramaas 1
Madalsan 1

20/07/2026

Hogaamiye shabaab ah oo ladiley.

Shaxda nooca doorasho ee ay qolo kasta soo bandhigtay oo kooban (Gaatiyesomalitv)Waxa muqata iney wax badan la isaga soo...
13/07/2026

Shaxda nooca doorasho ee ay qolo kasta soo bandhigtay oo kooban (Gaatiyesomalitv)
Waxa muqata iney wax badan la isaga soo.dhawanayo Dowlada iyo Mucaaradka

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad, ayaa hawlgal qors...
09/07/2026

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad, ayaa hawlgal qorsheysan oo lagu xaqiijinayo amniga ka fuliyay deegaanno ka tirsan Gobolka Bay.

Hawlgalka ayaa laga sameeyay deegaannada Saaxweyne, Iidow Jalaat, Warta Madax Maroodi, Haarta Kaba Hirig, iyo Leego, halkaas oo ciidamadu ka sameeyeen baaritaanno amni iyo howlgallo lagu baacsanayo kooxaha argagixisada ee shacabka dhibaateeya.

Ujeeddada hawlgalkan ayaa ahayd xoojinta amniga, ka hortagga dhaqdhaqaaqyada argagixisada, iyo sugidda nabadda deegaannada ay ciidamada ka howlgaleen.

Intii uu hawlgalku socday, ciidamadu waxay si dhow ula shaqeeyeen bulshada deegaanka si loo adkeeyo amniga loogana hortago khatar kasta oo amni.

Taliska Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa caddeeyay in hawlgallada noocan oo kale ah ay sii socon doonaan ilaa laga ciribtiro kooxaha argagixisada, islamarkaana shacabka Soomaaliyeed loogu xaqiijiyo amni iyo xasillooni waarta.

Dhamaad

09/07/2026

Dowlada somalia oo war kasoo saartey wadahadaladi Dowlada iyo mucaaradka.

"Ictiraaf cidi k**a soo horjeedo, laakin ummadu waxay leedahay waar Qudus Yurub iyo Eeshiya safaarad way ka furan waayee...
02/07/2026

"Ictiraaf cidi k**a soo horjeedo, laakin ummadu waxay leedahay waar Qudus Yurub iyo Eeshiya safaarad way ka furan waayeen laakin afar yaroo cawl-cawlan oo Mareykanku wato ayaa ka furatey, ta dadku diidan yahay waa taas."

"Haduu Muuse bixi maalintii waan soo carayay uu lahaa dee isma lahayn Ciro intuu Qudus taguu foorfoorarsan."

Gudoomiye Ku-xigeenka xisbiga Kulmiye, Maxamuud Saajin.

01/07/2026

Wacdarihii 1-da Luulyo iyo Madaxda Qaranka oo soo geben goboobey.

01/07/2026

Madaxwayne xasan Sheekh oo soo gaaray daljirka dahsoon.

01/07/2026

Ra’iisul Wasaare xamze ayaa hada soo gaaray goobta dabbaal degga Ee Daljirka Dahsoon.

30/06/2026

Calankii ayaa la saaray, 66 sanadood ayaa caawa laga joogaa habeenkii Soomaaliya oo xor ah calanka laga taagay.

Address

Mogadishu

Telephone

+252616776869

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaatiye Somali TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gaatiye Somali TV:

Shortcuts

Share

Category