HTU Podcasting TV

HTU Podcasting TV HTU Podcasting TV delivers educational content, including expert lectures, discussions, debates, student showcases, research insights, & community engagement.

All are focused on STEAM education & technical skills. Ogow: Xirfad Laโ€™aan Waa Shaqo Laโ€™aan! Ku soo dhawoow Telefishinka Jaamacadda Farsamada ee Hano (HTU Podcasting TV)! HTU TV wuxuu soo gudbiyaa waxbarashada STEAM iyo xirfadaha farsamada ee ardayda Soomaaliyeed iyo bulshada iyada oo loo marayo cashiro, dodo cilmiyisan, bandhigyo, iyo cilmi-baaris. Nagu soo biir si aad u daawato waxyaabo dhiirige

lin iyo awood siinaya.
๐Ÿ“บ Ku xirnow HTU Podcasting TV โ€“ Meesha Waxbarashada iyo Hal-abuurku ku Kulmaan!

03/08/2025

Mustaqbalka Waa Xirfadeed: Muhiimadda Waxbarashada Farsamada ee Soomaaliya

Qeybtan xiisaha leh, waxaan la sheekeysaneynaa Mudane Mohamud Abdirahman Kilwe, maamulaha Dugsiga Sare ee Farsamada Galkacyo, oo sharaxaya baahida degdegga ah ee loo qabo maalgelinta waxbarashada farsamada iyo xirfadaha (TVET) gudaha Soomaaliya.

โ€œTVET ma ahan kaliya waxbarasho โ€“ waa badbaado, shaqo-abuur, iyo dib-u-dhis qaran,โ€ ayuu yiri Mr. Kilwe.

Jaamacadda Farsamada Gacanta ee Hano Technical University (HTU) waxay si weyn uga qayb qaadaneysaa xal u helidda caqabadahaas.
HTU waxay bixisaa barnaamijyada heerka Bachelor iyo Master ee kulliyado kala duwan sida:
๐Ÿ”ง Injineernimada & Teknolojiyadda
๐Ÿ’ก Tamarta La Cusboonaysiin Karo & Xirfadaha Cagaaran
๐Ÿ“ก ICT & Hal-abuurka Dijitaalka ah
๐Ÿฉบ Culuumta Caafimaadka
๐Ÿ“ Dhismaha & Naqshadeynta
๐ŸŒพ Beeraha & Nidaamka Cuntada
๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿซ Tababarka Macalimiinta TVET & Maamulka Waxbarashada

HTU waxay xooga saartaa waxbarasho ku dhisan gacmo-ku-qabso, hal-abuur, iyo ganacsi-yahanimo, si ay dhalinyarada Soomaaliyeed ugu diyaariso hogaaminta isbeddelka gudaha bulshadooda.

๐Ÿ› ๏ธ Daawo barnaamijka oo ogow sida waxbarashada farsamada ay u dhisayso bulsho xirfadeysan, adkeysi leh, oo hamin leh.

๐Ÿ“บ Raac HTU Podcasting TV si aad ula socoto sheekooyin dhiirrigelin leh iyo xalal dhab ah.

25/07/2025

HTU Podcasting TV โ€“ New Episode!
Empowering Somali Educators | Headteachers Training Program

Hano Technical University recently hosted a powerful Headteachers Training Programโ€”and we captured the impact on HTU Podcast TV!

In this special episode, we interview two visionary school leaders:

๐Ÿ‘ค Maamulle Abadir Abdukadir Mohamed
๐Ÿซ Al-Imra International Secondary School
๐Ÿ’ฌ โ€œThis training goes beyond theoryโ€”itโ€™s about transforming schools into future-ready institutions.โ€

๐Ÿ‘ค Maamulle Yasin Mohamed Ali
๐Ÿซ Super Secondary School
๐Ÿ’ฌ โ€œHTU reminded us that headteachers are not just administratorsโ€”they are change agents.โ€

This training focused on:
โœ”๏ธ STEM Integration
โœ”๏ธ Gender Inclusion
โœ”๏ธ School Leadership in Low-Resource Settings

๐Ÿ‘ These headteachers are leading the wayโ€”equipped with new tools, new mindsets, and renewed purpose. Donโ€™t miss their reflections and inspiring insights.

๐ŸŽฅ Watch now here for the full episode on HTU Podcasting TV page!

๐Ÿ“ข Tag an educator, share the impact, and letโ€™s raise the bar for Somali education together.

Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan idin la wadaagno wareesiga ay chancellor keena Dr's. Sadiyo Siad ay goor dhow la yeel...
03/11/2024

Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan idin la wadaagno wareesiga ay chancellor keena Dr's. Sadiyo Siad ay goor dhow la yeelatay Idaacadda Voice Of America (VOA)!!

Wadahadal wax-ku-ool iyo fikrad isdhaafsi kadib, Dr's Sadiya Siad waxay kula wadaagtay khibradaheeda Barnaamijka Hoggaaminta Booqdaha Caalamiga ah ee International Visitor Leadership Program (IVLP) - oo ah hindisaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka kaas oo isu keena hoggaamiyeyaasha caalamiga ah si loo kobciyo isfahamka iyo iskaashiga.

Intii lagu guda jiray wareysiga, Dr's Sadiya Siad waxay ka hadashay safarkeeda Washington, DC, iyo sida barnaamijka (IVLP) uu u dhiirigeliyay iney fikrado cusub u keento Jaamacadda Hano Technical University (HTU).

Waxay iftiimisay hadafka HTU ee ah in lagu xoojiyo maskaxda da'yarta Soomaaliya iyada oo loo marayo waxbarasho iyo hal-abuurnimo, gaar ahaan STEM iyo dhinacyada Theory and practical.

Aragtideeda ayaa ah in ay u abuurto fursado badan dhalinyarada, iyada oo ka caawinaysa in ay noqdaan hogaamiyayaasha isbedel wanaagsan ka dhex dhaliya bulshadooda.

Halkaan ka daawo wareysiga: https://youtu.be/tv7qcQ8m2k0

11/10/2024

Awoodsiinta Macallimiinta Soomaaliyeed:

Aragtida Mustaqbalka. Iyadoo nidaamka waxbarashada Soomaaliyeed ay wajaheyso caqabado isbeddelaya.

Ururka Macallimiinta Qaranka Soomaaliyeed wuxuu ku taagan yahay safka h**e ee u doodista xuquuqda macallimiinta iyo kobcinta xirfadooda.

Sidee baan awood u siin karnaa macallimiinta si ay u noqdaan kuwo aan kaliya ka badbaada balse ku hormaraan xaaladdan si degdeg ah u beddelmeysa?


Awoodsiinta Macallimiinta Soomaaliyeed: Aragtida Mustaqbalka. Iyadoo nidaamka waxbarashada Soomaaliyeed ay wajaheyso caq...
11/10/2024

Awoodsiinta Macallimiinta Soomaaliyeed:

Aragtida Mustaqbalka. Iyadoo nidaamka waxbarashada Soomaaliyeed ay wajaheyso caqabado isbeddelaya.

Ururka Macallimiinta Qaranka Soomaaliyeed wuxuu ku taagan yahay safka h**e ee u doodista xuquuqda macallimiinta iyo kobcinta xirfadooda.

Sidee baan awood u siin karnaa macallimiinta si ay u noqdaan kuwo aan kaliya ka badbaada balse ku hormaraan xaaladdan si degdeg ah u beddelmeysa?




Halkaan ka fiirso, like, share, comment
Subscribe na noo saar

Awoodsiinta Macallimiinta Soomaaliyeed: Aragtida Mustaqbalka. Iyadoo nidaamka waxbarashada Soomaaliyeed ay wajaheyso caqabado isbeddelaya.Ururka Macallimiint...

09/10/2024

Join us on Tuesday, October 22nd, 2024 to meet with admissions representatives from universities and colleges in the U.S. This event is free for students and open to all potential undergraduate and graduate students from Sub-Saharan Africa. Registration remains open until the end of the fair. TIME 1...

04/10/2024

Waraysi iyo Warbixin: Professorada iyo Dr Amina Adan Ownerka isbitaalda Dr Hawa Abdi Hospitals iyo guddiga Hano Technical University (HTU) iyo Dr Sadiyo Siad oo diirada saaraya baahida weyn loo qabo xirfadaha gacanta qaasatan dhinaca caafimaadka iyo mawduucyo xasaasi ah.

Ku dhufo linkiga oo daawo wareysiga oo buuxa

04/10/2024

HTU TV waa Tv kaas oo bixiya tusmooyin waxbarasho, oo ay ku jiraan cashiro khubaro, doodo, bandhigyo arday, aragtiyo cilmi baaris, iyo sida aad ugu qayb gali karto bulshada. Iyada oo diirada la saaraayo waxbarashada STEAM & xirfadaha farsamada gacanta.

Mar walbana ogoow: Xirfad Laโ€™aan Waa Shaqo Laโ€™aan

04/10/2024

โ€œ ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐ ๐ฅ๐š'๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฅ๐š'๐š๐š๐ง! โ€™โ€™
Ku soo dhawoow oo nagu soo biir dood makarafoon furan (open mic) oo soo jiidasho leh. Taas oo ku saabsan Natural resourceskeena ama kaydka kheyraadka dabiiciga ah ee dalkeena iyo topic yo badan oo adiga ku khuseeyo.
Laga soo bilaabo abaaraha dalkeena ka dhacay, biyo la aanta iyo kaydka macdanta iyo saliida, aynu sahamino sida ay hantidaasi u qaabeeyaan dhaqaalaheena iyo deegaankeena.
Maxay yihiin caqabadaha aan wajaheyno?
Ha seegin fursada inaad la wadaagto fikradahaaga oo aad maqasho aragtiyo kala duwan!
Iska diiwaan geli link gaan :
https://forms.gle/SUxqoyHEPeLZ94LK6
Kusoo biir WhatsApp Community-ga Dooda
https://chat.whatsapp.com/FHh7IXbrHOZJHAx60tDmVI
Nagu soo biir oo u imow inaad ka qayb qaadato! Furan
Dabiiciga ah waara

๐ŸŒŸ Introducing Hano Technical University TV (HTU TV)! ๐ŸŒŸWe are excited to launch Hano Technical University TV (HTU TV), a ...
20/08/2024

๐ŸŒŸ Introducing Hano Technical University TV (HTU TV)! ๐ŸŒŸ

We are excited to launch Hano Technical University TV (HTU TV), a dynamic digital platform dedicated to delivering educational content for Somali students and community. HTU TV offers a wide range of programming, including expert lectures, insightful discussions, student showcases, and cutting-edge research, all designed to engage and empower our community.

Our focus is on STEAM (Science, Technology, Engineering, the Arts, and Mathematics) education and technical skills, which are essential for solving both local and global challenges. Through HTU TV, we aim to inspire the next generation of innovators, leaders, and change-makers, contributing to a brighter future for Somalia and beyond.

Join us on this exciting journey! Follow HTU TV for updates, watch our latest content, and become part of a community committed to excellence and innovation.

๐Ÿ“บ Tune in to HTU TV โ€“ Where Education Meets Innovation! ๐Ÿ“š๐Ÿ’ก

Address

Taleex Street, Hodon District
Mogadishu
KM4

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HTU Podcasting TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category