Daha Media

Daha Media DAHA MEDIA HABSAMI IYO HOLGARNIMO

30/10/2024

Sheekh Cabdifitaax Usuuli oo daahfuray shirwaynaha lagu xusayo Sheekh Cabdulqaadir Jiilaani

30/10/2024

Hordhaca munaasabadda xuska Sheikh Cabdulqaadir Jiilaani oo ka socoto tiyaatarka Muqdisho, culimo & Masuuliyiin ka qaybgalaya.

01/10/2024

Caalimka da,da yar fiqihiga kamida mudarisiinta jameecada sheikh daa,uud culusow cubey
شيخ مهدي شيخ أحمد معلم محمود شوري

30/09/2024

Dadka Degmada Deyniile oo si wayn u xusay dhalasha nabigeena Muxamad ﷺ.

29/09/2024

Q:2
ayadoo bishii mowliidka xabiibkeyna muxamed salawaatullahi wasalaam calayhi oo dhashay gab gabo ku sii dhow waxaa caawa masjid hadaafow lugu qabtay ixtifaalka mowliidka
Kuwaan waa madixiinti ka soo qeyb kaleen ixtifaalka mowliidka

29/09/2024

ayadoo bishii mowliidka xabiibkeyna muxamed salawaatullahi wasalaam calayhi oo dhashay gab gabo ku sii dhow waxaa caawa masjid hadaafow lugu qabtay ixtifaalka mowliidka
Kuwaan waa madixiinti ka soo qeyb kaleen ixtifaalka mowliidka

27/09/2024

هو حي في قبره ولهذا حرمت من تراثه زهراء
Ooyintu Waa Sharci loogana baahanyahay Dhamaanteen ilaahayow kuwa Dartaa u ooya naga yeel
بجاه حبيب محمد صلي الله علي وسلم وعلي اءله وصعبه وعلي جميع المشائخ وللمسلمين عدد ما وسعه علم الله اءمين

27/09/2024

Warbixin ' Sh Maxamud ow Cabdulle cariif iyo boqolaal mashaaiq iyo xer ah OO Xaafadda gubta Ee Dagmada deyniile uga qeybgalay xuska dhalashada Xabiibkeena Muxamed nnkh

26/09/2024

Masjidka uxud oo gacanta ku haayo shiikha caarifka, caabidka, saahidka fiqihiga ah sheikh Xuseen macalin maxamuud

Masjidka uxud ayaa ku yaal degmada deyniile xaafada gubta barwaaqo
Ayaa lugu qabtay ixtifaalka mowliidka nebiyullah Mohamed N.N.N.K

23/09/2024

Masjid ijaaba oo ku yaala deegaanka dooglle ayaa maanta lugu qabtay munaasabad mowliidka oo dhashay xabiibkeyna muxamed salawaatullahi wasalaam calayhi

22/09/2024

Mowliidka iyo mowlaca sheikh abdinaasir Ali Hussein

19/09/2024
19/09/2024

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daha Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share