Mogadishu standard

Mogadishu standard Newspaper. In Mogadishu standard

09/08/2025

Khawaarijtii lagu weeraray Bariire oo toos loo leynayo, cir iyo dhul ayaa looga yimid, hal dhagarqabe ma badbaadin.

Liibaan Lugcad
Abdiaziz Maygaag

27/05/2025

Caadi aan lagu falaadey uusweyntii somalida🤣

28/10/2024

Muuse Suudi " Waxaan qabaa dadka maqan, dadka joogo qadadooda hala saaro".

28/10/2024

HEESTA MARKABKII SHIDAALKA | ERAYADA IYO LAXANKA ABWAAN MAXAMUUD XEEBOW | HOBOLLADA QARANKA EE WAABERI.

27/10/2024

Xaaskii Basaasada ahayd

20/10/2024

Riwaayad gaaban oo 24 saac gudahood laga jilay canshuurtii madaxweynuhu meydka dulsaartay.

20/10/2024

Riwaayad gaaban oo 24 saac gudahood laga jilay canshuurtii madaxweynuhu meydka dulsaartay.

20/10/2024

"Haddii Xaaskeyga iga xanaaqdo guriga hooyadeedna aado canshuuraa laga qaadaa,hadii ay soo laabaneysana canshuur kale maa laga rabaa"

Aragtida Shacabka Mqdisho.

20/10/2024

"Haddii Xaaskeyga iga xanaaqdo guriga hooyadeedna aado canshuuraa laga qaadaa,hadii ay soo laabaneysana canshuur kale maa laga rabaa"

Aragtida Shacabka Mqdisho.

South African-born 🇿🇦 Elon Musk unveils the Tesla Optimus robot, priced at $30,000, designed for tasks like walking dogs...
12/10/2024

South African-born 🇿🇦 Elon Musk unveils the Tesla Optimus robot, priced at $30,000, designed for tasks like walking dogs, babysitting, lawn care, and serving drinks.

Long-term pricing is expected between $20,000 and $30,000.

Musk claims it will be the most impactful product ever created.

12/10/2024

WAR DEGDEG AH

JABHADDA OROMADA ee OLA ayaa ku dhawaaqday inay gabi ahaanba la wareegtay gacan ku haynta deegaanada xuduudka u dhexeeya Kenya 🇰🇪 iyo Itoobiya.
Gaar ahaan wadada weyn ee isku xirta Addis Ababa iyo Kenya
Iyagoo xusay in Jabhadda Oromada ay dagaal kula jirto Gumeysiga Itoobiya si loo helo Xoriyad, Caddaalad iyo Madax-bannaani ay ka hesho Itoobiya iyo sidii loo dhisi lahaa Dawlad ugaara Oromada oo Caasimada u tahay Adisababa .

12/10/2024

Address

Mogadishu Somali
Mogadishu
2526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu standard posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share