26/03/2020
walal ma ogtahay markasta oo Alle digrigiisa badiso ood aqriso quraanka in aad u dhawaanayso alle.
markasto oo adkaarta iyo quraan aqriska aad joojiso ama aad yareyao aad u dhawanayso shaydaanka
{ ومن يعشُ عن ذكر الرحمن نقيض له شيطاناً فهو له قرين }
naftena iyo tan bulshada waa ma,uliyad na Saraan.
👇
.