Waqti media

Waqti media 🙂 Ku soo dhowow Waqti Media ⏰
Madadaalo, xog iyo dhiirrigelin hal meel ka hel

Cajiib. Qiso gil gishay quluubta Dad badan.Akram Abu Bakar waa waa Falastiini waa Ninka Cimaamada wata 23 sanno ayuu kuq...
19/10/2025

Cajiib. Qiso gil gishay quluubta Dad badan.

Akram Abu Bakar waa waa Falastiini waa Ninka Cimaamada wata 23 sanno ayuu kuqaatay Xabsiyada israa|l waxaana lagu xukumay xabsi daa'in. Kadibna wuxuu iska furay xaaskiisii oo ah gabadha dhanka Midig ka xigta isaga. Sababta uu ufurayna waxay ahayd maadaama oo Xabsi daa'in lagu xukumay wuxuu rabay in ay nolosheeda iska sii wadato maadaama isaga aan laga rajo qabin in uu xorriyadiisa dib uhelo.

Akram wuxuu kamid noqday Maxaabiistii dhowaan heshiiska lagu sii daayey, Iyaduna muddadii 23 ka sanno ahayd ee uu xabsiga kujiray ma aysan guursan oo isaga ayey ka rajo qabtay in uu mar uun soo bixi doono, markii uu dib uhelay xorriyadiisa ayey dib isu guursadeen haatan.

19/10/2025

Deg deg Ceeb ayay kugu tahahy inad dhaafto saliga nabiga Scw

sunada ma raga oo kaliya. ba leh. mise. dumarka. wa laga. arkaaa 🤔
18/10/2025

sunada ma raga oo kaliya. ba leh. mise. dumarka. wa laga. arkaaa 🤔

18/10/2025

Ninkaan aad u jeedaan, oo u dhashey dalka Thailand ayaa waxa uu iibsaday xiniyhiisa si uu lacag u helo maxaa ku kalifay ...
18/10/2025

Ninkaan aad u jeedaan, oo u dhashey dalka Thailand ayaa waxa uu iibsaday xiniyhiisa si uu lacag u helo maxaa ku kalifay inuu sidaas sameeyo? Qiimo intee le'eg ayeyse ka joogaan suuqa?

Sababtu waxay tahey inuu u isticmaalo lacagta gaarigiisii oo markaas geerish yaaley, inuu waxkaga bedelo isagoona sheegey lacagta uu heli doono iney tahey $1Milyan oo Doolar oo keliya isagoona ku qanacsaneen midaas ayuu doortey inuu labadiisa ukumood iibiyo markaasna loo gaarey $2.6Milyan waa sheeko cajiiba qof hadii laga saaro labadiisa xiniyood ma noolan karaa?

Adiga. ma iibsan laheed 😂😂😂

Alah ya rahma Gabadhaan oo lagu magacaabo Aasiya Axmed Rooble oo iyadoo tahriib ah ku geeriyootay Badda udhaxaysa Giriig...
18/10/2025

Alah ya rahma Gabadhaan oo lagu magacaabo Aasiya Axmed Rooble oo iyadoo tahriib ah ku geeriyootay Badda udhaxaysa Giriiga iyo Turkiga.

Aasiya dhowr sanno kahor ayey Jaamacadda dhamaysay sida la sheegayna Gabar wanaagsan oo gob ah bey ahayd.

10/09/2024

Nature place 😍

Address

Mogadishu

Telephone

+252617749170

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waqti media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share