Halbeeg Tv

Halbeeg Tv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Halbeeg Tv, TV Channel, Mogadishu.

09/11/2024

Oo hada maxa rabtaa 😂😂😂😂

09/11/2024

Habro maxaabiis ah bal ila daawo😂😂😂

Donald Trump Ayaa Ku Guulaystay Doorashada Dalka Maraykanka Ka socotay Sida Uu u sheegay Warbaahinta mar Uu la Hadlayay ...
06/11/2024

Donald Trump Ayaa Ku Guulaystay Doorashada Dalka Maraykanka Ka socotay Sida Uu u sheegay Warbaahinta mar Uu la Hadlayay Taageerayaashiisa,

Trump ayaa Kaga guulaystay jagada ugu sareysa Dalka Maraykanka Kamala Harris Oo La Tartamaysay.

Waa markii 2aad ee Trump Loo doorto Madaxweynaha Maraykanka mudo Shan-sano Gudahood ah.

06/11/2024

Donald Trump oo hoggaaminaya natiijada doorashada Mareykanka. Tv

Gabar laga oohiyo waa halka ugu danbeeysa ee rag xaniinyihiis iyo damiirkiis laga tijaabiyo— colaadda ka billaabata ayee...
06/11/2024

Gabar laga oohiyo waa halka ugu danbeeysa ee rag xaniinyihiis iyo damiirkiis laga tijaabiyo— colaadda ka billaabata ayeeyna kumanaan halyeey iyo haldoorro ah u qabuuro gali jireen, kuwa Habargidir-na kumaba sii jirin.

Sawirka gabadhaan ma arkeen raggii Habargidir ee Xasan Marinaayada ka soo xambaaray, May 2022?

Ma daawashada baroorta gabdhaheenna iyo caruurta ee maalinlaha noqotay ayaan faa'iidnay?

MAXAAN FAA'IIDNAY?

06/11/2024

Walhi calool xumo kawayni majirto taas😭😭

Maleeshiyo Beleed kasoo jeeda Degmada Xeraale  ayaa beesha Ceyr Bari  ku wareejiyay maxaabiis dhaawac ah, kuwaas oo ay k...
24/10/2024

Maleeshiyo Beleed kasoo jeeda Degmada Xeraale ayaa beesha Ceyr Bari ku wareejiyay maxaabiis dhaawac ah, kuwaas oo ay ku qabteen dagaalkii saakay subaxnimadii h**e ka dhacay degaanka Jabsiile. Maxaabiista dhaawacyada ah ayaa hadda lagu dabiibayaa isbitaallada ku yaal magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug.

18/10/2024

Jawaabka geela maxaad ka taqanaa🐪

18/10/2024

Wax kabaro tariikhda Shekhein Shekh mahamed Ali hassan oo kooban💕💕💕 naso dheh mahadsanidin

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halbeeg Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category