Ahmiya TV

Ahmiya TV Nalasoowadaag dhacdada lakulantay

huawei oo soo saartay smartphone caalamka ka yaabiyay, kaas oo isku laabmaaya 3 jeer. Marka la fidiyo wuxuu noqonaayaa i...
12/09/2024

huawei oo soo saartay smartphone caalamka ka yaabiyay, kaas oo isku laabmaaya 3 jeer.
Marka la fidiyo wuxuu noqonaayaa ipad caadi ah.

Halka apple ay soo saartay iPhone 16 oo ay button oo kaamirada laga hago kaliya ka duwan iPhone 15.
Hadeey sidaan ku sii socooto shirakada apple ayaa noqon doonta Nokia-yada smartphone-ka.

huawei ayaa laga mamnuucay suuqa maraykanka 2019 iyadoo mar marsiyo laga dhigtay in wadanka china ay wax ku jaajuusaan.

Waxaan Jecalahay hadaan heesto 100 doolar  in aaan Gabar ku bixiyo kuna soo wareejiyo magalada Muqdisho oo aan geeyeo Xe...
12/09/2024

Waxaan Jecalahay hadaan heesto 100 doolar in aaan Gabar ku bixiyo kuna soo wareejiyo magalada Muqdisho oo aan geeyeo Xeebta lido casho soosiiyo .waxayna iigu baxdaa markaana Boosrada inaan u qaado kabaha u qaado

( Gabar waliba lacagteyda ayadaa leh .)

Xitaa hadii anigoo goob la fadhiya Rag kale oo ay Gabari isoo wacdo isla markaas ayaan fadhiga ka kici xitaa ma dhahaayo meel ayaan adayaa ragii aan la fadhiyey

Hadaan 100 US doolar ah heysto ma jecli in Bolkaas uu subixii iigu Baryo aad ayeyna iigu baxdaa la sheekesiga dumarka waxaa sidaa Yiri ninkaan oo lagu magacaabo ( aabaha Jaceylka ) waana 62 sano jir

07/09/2024
Faaidada uu leyahay geedka Waxa ka Tusale kaga filan Sawirkaan
06/09/2024

Faaidada uu leyahay geedka Waxa ka Tusale kaga filan Sawirkaan

06/09/2024

Welcome again

06/09/2024

Sodhawada Zaxibada qeymaha leh waxa manta Daahfurnay TV la magac baxay Ahmiya TV kaas oo Codka shacabka lagu gudbi doono I.a

Address

Muqdisho
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmiya TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category