Xogta qarsoon

Xogta qarsoon Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xogta qarsoon, Media/News Company, Galmudug village near Asluub Camp (xiro asluub), Mogadishu.

Shan sano oo uu ahaa gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka sare hal maalin k**a shaqeyn sidii degaanadiisa loo hormarin l...
11/02/2023

Shan sano oo uu ahaa gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka sare hal maalin k**a shaqeyn sidii degaanadiisa loo hormarin lahaa waxa uu ka qeyb qaadan waayay dhismaha dekada hobyo
Asigoo sidaas u fashilan ayuu rabaa in uu hor istaago dadaalada wasaarada qorsheynta wado ee lagu dhisaya wadada isku xerta hobyo ilaa gaalacyo oo ah 265KM waxa uu rabaa in asiga la siiiyo mashaariicda hormarineed ee gobalada qaar ka socda waxa uu caqabad ku yahay hormarka dalka waxa uu wadi la,yahay xilka wasiirudowlaha madaxtooyada

Hey,adaha caalamiga ah waxa ay ugu horeyn soo maraan Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha waxa ...
10/02/2023

Hey,adaha caalamiga ah waxa ay ugu horeyn soo maraan Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha waxa ay ka hubisaa qorshayaashooda istaraatijiga ah iyo mashruuca ay wadaan in ay waafaqsanyihiin qorshaha hormarinta Qaranka kadibna waxay ku daba gashaa fullinta barnaamijyadooda, Wasaarada arimaha gudaha waxay si ku meel gaar ah u igmantahay keliya diiwaangelinta haayadaha maxaliga ah inta Wasaaradda qorsheynta ay ka soo saareyso sharciga Haayadaha aan dowliga ahayn,
Marka, hadii wasiirka arimaha gudaha uu shaqdiisa garan waayey, waa mas,uuliyad daro weyn, Waxayna curyaamineysaa geedi-socodka Dowladnimada Dalka,
Waxaana ceeb ku ah in uu wasaarad kale wasiirkeeda been abuur iyo dacaayadeyntiisa lacag ku bixiyo asiga oo adeegsanaya wiilal u shaqeeya wasiirudowlaha madaxtooyada, wasiirudowluhuna uu raali iyo qeyb ka yahay dacaayadeynta been abuurka ah.

Abshir buqaari iyo fiqi ayaa dacaayadeenaya beena beena si heyado eey rabeen ineey dadka ku dhacaan wasaarada qorsheenta ugu fasaxdo.

Xogta daahsoon Wasiiru dowlaha ugu liito dowlada federaal ka soomaaliya Abshir buqaari ayaa dacwadiisa wexeey ku badatay...
10/02/2023

Xogta daahsoon

Wasiiru dowlaha ugu liito dowlada federaal ka soomaaliya Abshir buqaari ayaa dacwadiisa wexeey ku badatay madaxweyne xasan shiiq maadaama madaxtooyadi shaqaalaheeda uu madaxa isku wada galiyay ilaa madaxtooyadi uu awood ku siiyo daahir callasow oo ah shaqsi social media lagu bartay, shalay wuxuu xafiiskiisa keenay gabar laga soo furay cawaale aadan oo mudooyinkan warkeeda social media ka socday, buqaari wuxuu ku dhawyahay in catoosh yare iyo balbalaarka uu xafiis uga sameeyo madaxtooyada maadaama shaqada meel laga maro uusan aqoon waligiina uusan wasaarad hogaamin marki laga soo tago aqalka sare ee uu curyaamiyay 5 sano lasoo dhaafay abshir ayaa ceeb hada dul hoganaya.

Address

Galmudug Village Near Asluub Camp (xiro Asluub)
Mogadishu
252

Telephone

+252616633335

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogta qarsoon posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share