
19/05/2025
Man city dalab 60milyan ah ayay ka gudbisay Olmo balse Barcelona waxay u sheegtay xidiga in la heli karin
Dhinaca kale City ayaa xiriir la sameysay wakiilka olmo waliba dhowr mar ayay wada hadleen
City Florian wirtz qaali waye ugu soo tagtay ayaa Olmo target ka dhigatay hada