Abdirahman Abdullahi Mohamed

Abdirahman Abdullahi Mohamed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirahman Abdullahi Mohamed, Digital creator, Mogadishu.

Ninkan James baa la dhahaa, waxaa meel qashin ah oga dhumey Hard drive ay ugu jirtey 8,000 oo $BTC ama $773M. Shirkada q...
27/12/2024

Ninkan James baa la dhahaa, waxaa meel qashin ah oga dhumey Hard drive ay ugu jirtey 8,000 oo $BTC ama $773M. Shirkada qashinka buu hishiish la galey oo ah in si caqliyeysan loo baaro drive gaas.

Quote caan ah baa jira oo ah “ Not your keys not your Bitcoin “.

Hadaad isticmaashid Exchanges yada CEX ah, dhibaasatan oo kale kuguma dhacayso.
✍️Gelle Bashir

Heesaha xitaa dadka qaar waa loogaga eexde:*Hadaa diido hadalkeyga *Habeen wacan nasiibkeyga*Halkeygaan ku sugayaaEreyad...
28/10/2024

Heesaha xitaa dadka qaar waa loogaga eexde:

*Hadaa diido hadalkeyga
*Habeen wacan nasiibkeyga
*Halkeygaan ku sugayaa

Ereyadaan hoose ka warama soo kuma shidneyn miraha heeska in loo adeegsado:

*Minaadan yeelin warkeyga
*Cawa reysa bitigeeda
*Rabteydaa ku korahaa

18/10/2024

Join Us

Address

Mogadishu
0000P

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Abdullahi Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share