Cawaale Hussein Mohamed

Cawaale Hussein Mohamed Allow ku xafid hooyo mcn aduun&Aakhiroba

12/05/2025

Galabti uu Emanuel adibayor man utd 0-1 kadhaliyey ayaa dhahay ninkaan mogadishu wu imandona Goalkan an uduubno 2006,today 2026

08/05/2025

RUNTA WAA LAMA HURAAN BALSE WEY QARARTAHAY NIN JOGO AMAANTIISA MAKU FARXAYAAN RAGI QOBKA WEYNAA

06/05/2025

Barcelona vs hbn dambe

05/05/2025

Naag maseersan

20 sano markay is qabeen ayuu naag kale la guursaday sabab la aan, ayadiina ma aysan oynin mana qaylin

Lanbarkiisa ayay warqado yar yar ku qortay iyo meesha uu naagta kale la dagay waxayna u qaybisay Bajaajlayaasha waxay ku tiri waa dhaqtar ilaahay dartiisa dadka ku daaweeyo xiliga saqda dhexe habeenkii ayaa la helaa ee wixii dhiban oo dhan gurigaas ugu geeya

Sawirkiisa ayay qaaday waxayna geysay isbitaalka waalida waxayna ku tiri waa ninkayga wuuna waashay hala isoo qabto hadaad aragtaan

Waxay wacday 20 maqaayadooda waxayna ka dalbtay cunto waxayna tiri guri hebel hala geeyo ninkaas meesha joogo ayaa lacagta bixinayo

Sirdoonka ayay u taktay waxayna ku tiri ninkaan wuxuu la shaqeeya si hoose kooxo argagaxiso ah

Booliska ayay u taktay waxayna ku tiri ninkaan daroogo ayuu gadaa oo caruurta iskuulka dhigtana wuu siiyaa

Gurigeeda ayay kusoo laabatay waxay is tiri intaas ayaa kugu filan sababto ah qof inaan dhibo ma jecli ilaahay ayaa iga qaadayo xaqayga

Like saar pagka Si aad ulasocoto Waxyaabo badan

FINALLY               ARSENAL VS BARCELONA
05/05/2025

FINALLY

ARSENAL VS BARCELONA

Dumarka marki ay shey so gadato ugu faani jirtay dumarka kle balse 2025 ashrafaa ragi booskoda matalay wxasune layimid d...
25/04/2025

Dumarka marki ay shey so gadato ugu faani jirtay dumarka kle balse 2025 ashrafaa ragi booskoda matalay wxasune layimid dhalinyaro dhimatay

Tollow marunba Geerida Ganeral sheegow allaha unaxariisto intu katagayne allaha uqaboojiyo qalbiga aamin aamin
07/04/2025

Tollow marunba Geerida Ganeral sheegow allaha unaxariisto intu katagayne allaha uqaboojiyo qalbiga aamin aamin

Ifka caafimaad igu noolow Aakhirane janatull fardowsa hooyo mcn
25/03/2025

Ifka caafimaad igu noolow Aakhirane janatull fardowsa hooyo mcn

Ninkaan dal burbursan miyuu dhisaya mise xilkiisu fiirsanaaya ahmed cade ayee ubaxsadeyn D5 tii kle
11/10/2024

Ninkaan dal burbursan miyuu dhisaya mise xilkiisu fiirsanaaya ahmed cade ayee ubaxsadeyn D5 tii kle

Isha kuhaay Goins yadaan
17/07/2024

Isha kuhaay Goins yadaan

Hadi ad 26 sano jir tahay ha isku mashquulin balse inaa maqashsy macquul 1998 france yaaka taqaana
13/07/2024

Hadi ad 26 sano jir tahay ha isku mashquulin balse inaa maqashsy macquul 1998 france yaaka taqaana

Address

Mogadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cawaale Hussein Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share