Cawale Hussein Mohamed

Cawale Hussein Mohamed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cawale Hussein Mohamed, Mogadishu, Banadir.

Seddexdan mid wareeso wuxu dareemayo hadi lagu dhaho kee wareesan laheed aniga midka bishimaha qaniinaya
28/02/2026

Seddexdan mid wareeso wuxu dareemayo hadi lagu dhaho kee wareesan laheed aniga midka bishimaha qaniinaya

Waxa xaqiiqa wiilka somaliyed oo raba farmaajo inuu wax noqdo wuxu necebyahay dalxoreeye. Taas waaa xaqiiq k**a aha dal ...
28/02/2026

Waxa xaqiiqa wiilka somaliyed oo raba farmaajo inuu wax noqdo wuxu necebyahay dalxoreeye. Taas waaa xaqiiq k**a aha dal jaceyl

Dhamaan taageeraha Arsenal EPL dhambuu udhacay         CHAMPIONS league kawarama hadi anku.                             ...
06/01/2026

Dhamaan taageeraha Arsenal EPL dhambuu udhacay
CHAMPIONS league kawarama hadi anku.
Darsano

09/09/2025

Agontan manta dhaxdena gajada ugu dhimanayo an cawino walal SHER @

09/08/2025

Gaajo waa cadaw wiilka yarka halo gurmado hadi ay somalinimo jirto meel dheerne ugaarsii walal

26/07/2025

Canugaan caadi maba aha hada maku faraxsan yahay saqajaanimadu sameeyey

01/07/2025

Dal xureeye masaxweyne xasan sheikh maxamuud

12/05/2025

Galabti uu Emanuel adibayor man utd 0-1 kadhaliyey ayaa dhahay ninkaan mogadishu wu imandona Goalkan an uduubno 2006,today 2026

08/05/2025

RUNTA WAA LAMA HURAAN BALSE WEY QARARTAHAY NIN JOGO AMAANTIISA MAKU FARXAYAAN RAGI QOBKA WEYNAA

06/05/2025

Barcelona vs hbn dambe

05/05/2025

Naag maseersan

20 sano markay is qabeen ayuu naag kale la guursaday sabab la aan, ayadiina ma aysan oynin mana qaylin

Lanbarkiisa ayay warqado yar yar ku qortay iyo meesha uu naagta kale la dagay waxayna u qaybisay Bajaajlayaasha waxay ku tiri waa dhaqtar ilaahay dartiisa dadka ku daaweeyo xiliga saqda dhexe habeenkii ayaa la helaa ee wixii dhiban oo dhan gurigaas ugu geeya

Sawirkiisa ayay qaaday waxayna geysay isbitaalka waalida waxayna ku tiri waa ninkayga wuuna waashay hala isoo qabto hadaad aragtaan

Waxay wacday 20 maqaayadooda waxayna ka dalbtay cunto waxayna tiri guri hebel hala geeyo ninkaas meesha joogo ayaa lacagta bixinayo

Sirdoonka ayay u taktay waxayna ku tiri ninkaan wuxuu la shaqeeya si hoose kooxo argagaxiso ah

Booliska ayay u taktay waxayna ku tiri ninkaan daroogo ayuu gadaa oo caruurta iskuulka dhigtana wuu siiyaa

Gurigeeda ayay kusoo laabatay waxay is tiri intaas ayaa kugu filan sababto ah qof inaan dhibo ma jecli ilaahay ayaa iga qaadayo xaqayga

Like saar pagka Si aad ulasocoto Waxyaabo badan

FINALLY               ARSENAL VS BARCELONA
05/05/2025

FINALLY

ARSENAL VS BARCELONA

Address

Mogadishu
Banadir

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cawale Hussein Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share