Geylan Media

Geylan Media Warar&warbixino La Hubo

27/11/2025
25/11/2025

"Yeellimayno in hal sanno iyo 500$ lagu xukumo Cabdicasiis.

Hawlgal Duqeyn oo laga fuliyay Gobolada Shabeelaha Hoose, Jubadda Dhexe iyo Bay…Saddex weerar oo dhoor jiho kala duwan l...
25/11/2025

Hawlgal Duqeyn oo laga fuliyay Gobolada Shabeelaha Hoose, Jubadda Dhexe iyo Bay…

Saddex weerar oo dhoor jiho kala duwan loogu qaaday kooxda AS ayaa ka dhacay xarumo badan oo kooxdu ku lahayd gobolada dalka.

Weerarka Kooowaad wuxuu ka dhacay Kunya-Barrow, oo wuxuu sababay Qaraxyo culus oo lagu waxyeeleyay koox halkaas ku sugneyd.

Weerarka Labaad ayaa isna ka dhacay degmada lagu magacaabo Xaramka, oo dhacda gobolka Shabeelaha Hoose. Waxaana halkaas lagu dilay koox AS oo tababar siineysay askar cusub.

Weerarka Sadaxaad ayaa ka dhacay Jilib gaar ahaan xaafadda Waabari, oo lagu qaarijiyay ilaa Afar sargaal oo hawlgal ka waday deegankas.

Deegaanka Bulafulay ee gobolka Bay hawlgal dukhayn ayaa laga fuliyay, halkaas oo lagu bartilmaameedsadag saraakiil amni oo sarsare, waxaana ku dhintay ilaa labo sargaal, kuwa kalana waaku dhinteen.

Waan ka xumahay in wariyaaasha soomaaliyeed in ay buun buuniyaaan wararka la xidhiidha Maamul goboleedka Buntiland Ninka...
25/11/2025

Waan ka xumahay in wariyaaasha soomaaliyeed in ay buun buuniyaaan wararka la xidhiidha Maamul goboleedka Buntiland Ninka la yiraahdo ceydiiid dirir nin fayoow maaahan,

25/11/2025

Waxuu tebeniyaa ciyaar toos u socota

25/11/2025

Senator Leyla Nuur Maax oo si kulul uga jawaabtay hadalka Wasiir-Dowlaha Gaashaandhigga Soomaaliya.

25/11/2025

Xabaasha korkeeda ayuu ballan kuqaaday

25/11/2025

“Qofka aan heysan kaarka NIRA waxaa hortaalo Who are you”, Madaxweyne Xasan Sheekh.

22/11/2025

Allahey-ka-allah iyo kooxdii kala qeybgashay silic-dilkii loo geystay ninkii madaxa looga jirey ayaa maxkamadda CQS ku ridday xukun dil toogasho oo qisaas ah.

Ninka xanuunsan kuma ekeysane wuxuu fursad ku raadinayey mid la dhashay ninka xanuunsan oo uu rebey inuu isagana nolosha ku dubto.

22/11/2025

😭😭😭

20/11/2025

Ciil baa dilay

Address

Maka Almukarama Street
Mogadishu

Telephone

+252615161119

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geylan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share