Banooni Sports

Banooni Sports Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Ciyaaraha Iyo Suuqa Kala Iibsiga Website-keena Banoonisports.com

4 koox oo u so wada gudbay wareega afar dhamaadka ee Uefa Champion League-ga.Arsenal vs Atlentico MadridPsg vs Bayer Mun...
16/04/2026

4 koox oo u so wada gudbay wareega afar dhamaadka ee Uefa Champion League-ga.

Arsenal vs Atlentico Madrid
Psg vs Bayer Munich

Yaa u gudbaya final-ka?

๐Ÿšจ๐Ÿ”ดMohamed Salah ayaa ku dhawaaqay inuu is kaga tagayo Liverpool dhammaadka xilli ciyaareedkan, kadib 9 sano oo uu joogay...
25/03/2026

๐Ÿšจ๐Ÿ”ดMohamed Salah ayaa ku dhawaaqay inuu is kaga tagayo Liverpool dhammaadka xilli ciyaareedkan, kadib 9 sano oo uu joogay kooxda.

๐Ÿ‘‘ Boqorka Masar ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ โ€“ magac aan la ilaawi karin, halyeey weligiis lagu xasuusan doono Anfield.

Manchester United ayaa wadahadallo kula jira saxiixa kabtanka Newcastle United Bruno Guimarรฃes, heshiis gaari kara ยฃ70 m...
23/03/2026

Manchester United ayaa wadahadallo kula jira saxiixa kabtanka Newcastle United Bruno Guimarรฃes, heshiis gaari kara ยฃ70 milyan, sida ay warisay jariirada Reuters.

Real Ayaa Ka Adkaatay Atlentico Kulan Xamaasad Leh Ee Derby Madrid Oo Ka Tirsanaa Horyaalka Laliga.
22/03/2026

Real Ayaa Ka Adkaatay Atlentico Kulan Xamaasad Leh Ee Derby Madrid Oo Ka Tirsanaa Horyaalka Laliga.

๐Ÿ”ฅ ๐Ÿ’ ๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ, ๐Ÿ’ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐๐š๐ซ๐ซ๐จ โŒArsenal ayaa guuldarreysatay 4-tii final ee ugu dambeysay ee EFL Cup.2-1 Chelsea (2007)2-1 Birmi...
22/03/2026

๐Ÿ”ฅ ๐Ÿ’ ๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ, ๐Ÿ’ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐๐š๐ซ๐ซ๐จ โŒ
Arsenal ayaa guuldarreysatay 4-tii final ee ugu dambeysay ee EFL Cup.

2-1 Chelsea (2007)
2-1 Birmingham City (2011)
3-0 Man City (2018)
2-0 Man City (2026)

Guuleystayaasha Carabao Cup 2026 Waa Kooxda Man City.Image via Man City
22/03/2026

Guuleystayaasha Carabao Cup 2026 Waa Kooxda Man City.

Image via Man City

Arsenal 0 - 2 Man CityMan City Oo Ku Guuleysatay Carapo Cup 2026.
22/03/2026

Arsenal 0 - 2 Man City

Man City Oo Ku Guuleysatay Carapo Cup 2026.

22/03/2026

Arsenal 0 - 2 Man City.

Nico O'Reilly 65'

22/03/2026

Arsenal 0 - 1 Man City.

Nico O'Reilly 60'

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Banooni Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share