18/10/2025
Tana laga dhahaa jaceyl iyo kalsooni
23 sano kahor ayuu furay iyado gabar yar ah marki lagu xukumay xabsi daa’in si ay san iyada waqtiga ugu lumin oo ay nolol u sameysati lkn iyada way adkeysatay oo ma aysan guursan ninkle
Alle mahadi xabsiga walaga so dayay kadib maxaabis is dhafsi dhacay
Isna maba sii daahin ee gabadhi sugayay 23 sano ayu dib u guursaday
Jaceyl ka dhabta ah isma badalo m.a❤️