Dulmi Diid New

Dulmi Diid New sirta maanta

Iid wanaagsan
20/03/2026

Iid wanaagsan

14/03/2026

odayaasha dhaqanka degaanka xageydag oo ka war bixiyay werarki gardarada ahaa ee lagu qaaday degaankaas maalinti arbacada taariqduna eheed 11/3/2026:

13/03/2026
13/03/2026

DEG-DEG:
Muuse Xadoole ninkii dilay oo isna la dilay iyo Xildhibaan Xadoole oo lagu eedeyay in uu lahaa hubka walalkiis ku dagaalamayay.

Wareysi Gudoomiyaha Waaxda Bashaqle

13/03/2026

Allow u naxariiso

19/06/2025

Nabadoon Abaabul" Uusbuurow waxba ha dhuudhuuman ee banaanka iskeen ~ Reysal wasaaraha wacal lama dhihi karo waa gef

17/04/2025
MD. Madaxweyne Mahadsanid. Taasi waa waajib damiirku na farayo, waanan kugu garabjoognaa dagaalka Eeyaha Naarta, waayo q...
17/04/2025

MD. Madaxweyne Mahadsanid. Taasi waa waajib damiirku na farayo, waanan kugu garabjoognaa dagaalka Eeyaha Naarta, waayo qofkii caafimaad qaba wuu garwaaqsan yahay in dalka difaaciisa yahay midaan lagu kala qeybsanaan karo — siyaasadase waa sidii aad horay noogu xeertay oo iyada waa iska Marinaayo bisha May 2025 kadib.

16/04/2025
16/04/2025
Armeey inkiraad danbe jirtaa?19 sanno halkii nalaga xasuuqayay soow maanta caddeymaheedii gacmaha kuma heysanno.Cudurka ...
16/04/2025

Armeey inkiraad danbe jirtaa?

19 sanno halkii nalaga xasuuqayay soow maanta caddeymaheedii gacmaha kuma heysanno.

Cudurka ku waxaa daawadiisa helaa markii la xaqiiqsado nooca uu yahay. Maanta waan heynaa jawaabta cudurkii 19ka sano na hayay, daawadiisu hadda kadib waa inoo sahlanaan doontaa.

Address

Km4 Stereet
Mogadishu
787861

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dulmi Diid New posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category