Mis-hurtooda

Mis-hurtooda Allah noo barakeeyo
caafimaadka , cilmiga , cibaadada , ersaaqda , all amuuraha

It is our responsibility to keep that promise The following Friday I.a
22/08/2026

It is our responsibility to keep that promise
The following Friday I.a

HAMBALYO Aroos💐 HAMBALYO AROOS 💐 waxaa dhamman ururka dhalanyarta  -hurtooda hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u dir...
22/08/2026

HAMBALYO Aroos💐 HAMBALYO AROOS 💐

waxaa dhamman ururka dhalanyarta -hurtooda hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u diraynaan Afhayeenka Ururka Dr Afyare, ahna Xoghayaha Ururka, munaasabadda farxadda leh ee arooskiisa.

Waxaan kuu rajaynaynaa nolol cusub oo ku dhisan jacayl, ixtiraam, is-qaddarin, wadajir iyo barwaaqo. Waxaan Alle kaaga baryeynaa inuu gurigiinna cusub ka dhigo guri ay ka buuxaan nabad, farxad, jacayl iyo kheyr aan dhammaan.

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

Alle ha idinka dhigo kuwii isku waara kheyr, farxad iyo barako; ha idinka siiyo ubad khayr qaba, hana idinka ilaaliyo wax kasta oo dhib iyo xumaan ah.

Waxaay dhamman ururka dhalanyarta Mis-hurtooda oo ugu h**eeyo godoomiye ururka dhalanyarta mis-hurtooda Dr Ibrahim Nunow Abdi oo ay ogyihiin howl karnimada Afhayeenka Ururka Dhalinyarta Mis-Hurtooda, ahna Xoghayaha guud ee Ururka Dr Ibrahim Af Yare , masuuliyadaan 3aad ee guriyeelashadisa oo ku Soo koradhey waa qof ka wada bixi karo munaasabadda farxadda iyo horumarka uu gaaray.

Waxaan si gaar ah ugu bogaadinaynaa dadaalka, daacadnimada, xilkasnimada iyo juhdiga uu u hayo ururka iyo mideynta dhalinyarada. Jowjadda iyo firfircoonida uu mar walba u muujiyo howlaha ururka waxay tusaale wanaagsan u tahay dhalinyarada kale.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu ku asturo xilka loo igmaday, u kordhiyo aqoon, karti, dulqaad iyo hufnaan, kana dhigo masuul mar walba u adeega midnimada, horumarka iyo danta guud ee dhalinyarada.

Alle ha kuu fududeeyo mas’uuliyadda, ha kuu barakeeyo dadaalkaaga, hana kuu sahlo inaad gaarto guulo waaweyn oo aad uga tagto raad wanaagsan Ururka Dhalinyarta Mis-Hurtooda.

Hambalyo, bogaadin iyo duco mar walba.
Guul iyo horumar ayaan kuu rajaynaynaa.
🌹 Hambalyo Aroos, Afhayeenkeenna iyo Xoghayaha Ururka!
💐 Guri barwaaqo ah iyo nolol wanaagsan ayaan kuu rajaynaynaa.
🤲 Alle ha idiin barakeeyo noloshiinna cusub.

21/08/2026

Gadomiyaha dhalanyarta Mis-hurtooda oo Hambalyo u diray dhamman golah fulinta ururka

15/08/2026

WAR--SAXAAFADEED. 14/8/2026 .

Kullan ay soo qaban qaabiyeen hogaanka sare ee Ururka dhalin yarada *Miis-hurtooda* .

Kulankaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay hogaanka sare ee Mis-hurtooda ugu h**eeyo godoomiyaha xilka haaya, Dr- Ibrahim Nunow Abdi , godoomiyihii xilka ka degay Eng- Cismaan Cali ( Geefeyle) iyo gudiga kale ee Ururka dhalin yarada *Miis-hurtooda* .
Sidookle kulanka waxaa kasoo qeyn galay gudi kasocda Miis-hurtooda gobolka baay gaar ahaan magaalada *baydhabo* iyo aqoon yahaanada kala duwan ee ururka Miis-hurtooda ragg iyo haween leh.

Kullanka ayaa lagu falan-qeeyey dhowr qodob oo ay kamid ahaayeen:-
1. Muhiimada midnimadda iyo iska war qabka Ururka Mis-hurtooda dhexdiisa ah.
2. Sare u qaadista heerarka waxbarasho ee kala duwan, si aan u gaarno guulo wax u ool ah ee bulshada dhexdeeda ah.
3. Isku xirka iyo ballaarinta dhamaan ururka Miis-hurtooda ee degaanada kala duwan ee dal iyo dibad.

Ugu dambeyntii waxaa la isku raacey in aan ka shaqeyno midnimada iyo isku xirka dhalin yarada soomaaliyeed guud ahaan.

W/Q:- Af-hayeenka Miis-hurtooda
Ibrahim Af Yare *

WAR--SAXAAFADEED.         14/8/2026 . Kullan ay soo qaban qaabiyeen hogaanka sare ee Ururka dhalin yarada *Miis-hurtooda...
15/08/2026

WAR--SAXAAFADEED. 14/8/2026 .

Kullan ay soo qaban qaabiyeen hogaanka sare ee Ururka dhalin yarada *Miis-hurtooda* .

Kulankaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay hogaanka sare ee Mis-hurtooda ugu h**eeyo godoomiyaha xilka haaya, Dr- Ibrahim Nunow Abdi , godoomiyihii xilka ka degay Eng- Cismaan Cali ( Geefeyle) iyo gudiga kale ee Ururka dhalin yarada *Miis-hurtooda* .
Sidookle kulanka waxaa kasoo qeyn galay gudi kasocda Miis-hurtooda gobolka baay gaar ahaan magaalada *baydhabo* iyo aqoon yahaanada kala duwan ee ururka Miis-hurtooda ragg iyo haween leh.

Kullanka ayaa lagu falan-qeeyey dhowr qodob oo ay kamid ahaayeen:-
1. Muhiimada midnimadda iyo iska war qabka Ururka Miis-hurtooda dhexdiisa ah.
2. Sare u qaadista heerarka waxbarasho ee kala duwan, si aan u gaarno guulo wax u ool ah ee bulshada dhexdeeda ah.
3. Isku xirka iyo ballaarinta dhamaan ururka Miis-hurtooda ee degaanada kala duwan ee dal iyo dibad.

Ugu dambeyntii waxaa la isku raacey in aan ka shaqeyno midnimada iyo isku xirka dhalin yarada soomaaliyeed guud ahaan.

W/Q:- Af-hayeenka Miis-hurtooda
Ibrahim Af Yare *

💍 Hambalyo Aroos – Ururka Dhalinyarada Mis-Hurtooda 💍Ururka Dhalinyarada Mis-Hurtooda wuxuu hambalyo iyo bogaadin kal iy...
09/08/2026

💍 Hambalyo Aroos – Ururka Dhalinyarada Mis-Hurtooda 💍

Ururka Dhalinyarada Mis-Hurtooda wuxuu hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u dirayaa ibrahim ukunle & khadiijo Hassan , munaasabadda farxadda leh ee meherkiinna iyo aqal-galkiinna.

Waxaan idiin rajaynaynaa nolol guur oo ku dhisan jacayl, ixtiraam, is-aaminaad, samir iyo barwaaqo. Alle ha idinka dhigo lammaane isku garab istaaga wanaagga, farxadda iyo duruuf kasta oo nolosha ah.

🤲 Alle ha idiin barakeeyo guurkiinna, ha idinka dhigo kuwii isku waara wanaag iyo jacayl, ha idiin waafajiyo ubad khayr qaba, hana ka dhigo gurigiinna hoy nabad, farxad iyo barako leh.

Ibrahim & khadiijo, hambalyo, hambalyo, hambalyo!
Maanta waa bilowga bog cusub oo qurux badan oo noloshiinna ah. Waxaan idin leenahay:

“Jacaylkiinnu ha sii xoogaysto, farxaddiinnu ha sii badato, barakadiinnuna ha idin hareerayso.”

🌹 Hambalyo Aroos!
Ururka Dhalinyarada Mis-Hurtooda
Waxaan idinla qaybsanaynaa farxaddiinna, waxaana idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya oo barwaaqo leh.

💐💍 Hambalyo Aroos – Ururka Dhalinyarada Mis-Hurtooda 💍💐Ururka Dhalinyarada Mis-Hurtooda wuxuu hambalyo iyo bogaadin kal ...
09/08/2026

💐💍 Hambalyo Aroos – Ururka Dhalinyarada Mis-Hurtooda 💍💐

Ururka Dhalinyarada Mis-Hurtooda wuxuu hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u dirayaa Ayaan & Jaafar, munaasabadda farxadda leh ee meherkiinna iyo aqal-galkiinna.

Waxaan idiin rajaynaynaa nolol guur oo ku dhisan jacayl, ixtiraam, is-aaminaad, samir iyo barwaaqo. Alle ha idinka dhigo lammaane isku garab istaaga wanaagga, farxadda iyo duruuf kasta oo nolosha ah.

🤲 Alle ha idiin barakeeyo guurkiinna, ha idinka dhigo kuwii isku waara wanaag iyo jacayl, ha idiin waafajiyo ubad khayr qaba, hana ka dhigo gurigiinna hoy nabad, farxad iyo barako leh.

Ayaan & Jaafar, hambalyo, hambalyo, hambalyo!
Maanta waa bilowga bog cusub oo qurux badan oo noloshiinna ah. Waxaan idin leenahay:

“Jacaylkiinnu ha sii xoogaysto, farxaddiinnu ha sii badato, barakadiinnuna ha idin hareerayso.”

🌹 Hambalyo Aroos!
Ururka Dhalinyarada Mis-Hurtooda
Waxaan idinla qaybsanaynaa farxaddiinna, waxaana idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya oo barwaaqo leh.

07/08/2026

Waxaa halkaan

Hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa Guddoomiyaha cusub ee ururka ileys .
Gadoomiyihii h**e ee Ururka Mis-hurtooda Cismaan Cali oo maanta ka qeyb galay xafladda caleemo-saarka Guddoomiyaha cusub ee Ururka Ileys, Mudane Cabdinuur. Sidoo kale, waxaan ku bogaadinaynaa hadalkii qiimaha badnaa ee uu munaasabadda ka jeediyey, kaas oo xambaarsanaa dhiirrigelin, wadajir iyo horumar.

Waxaan Guddoomiyaha cusub ee Ururka Ileys, Mudane Cabdinuur, u rajaynaynaa guul, hufnaan iyo in Eebbe ku asturo xilka loo igmaday.

20/07/2026

Kulanka jumcada halaga ilaaliyo

1- Been .

2- Khiyaamo .

3- Ballan darro .

18/07/2026

*WAR--SAXAAFADEED. MOGADISHU 17/7/2026* .

Kulan oo ay kasoo qeyb galeen qaar kamid ah gudiga oo ugu sareeyo godoomiyaha Ururka Miis-hurtooda *Dr-Ibrahim Nunow Abdi* iyo aqoon yahaanada Ururka dhalin yarada Miis-hurtooda, ayaa lagu falan-qeeyey dhowr qodob oo ay kamid ahaayeen.
- U diyaar garowga kulan weynihii 6-biloodka ee guud ahaan ururka, iyo qaabka ugu haboon ee lagu qaban karo kulankaas.

Waxaa kasoo baxay:-
- Jimcaha soo socoto oo taariikhda tahye 24/bishaan in la qabto kulankii weynaa ee sharciga ahaa.
- qofkasto fariintaan soo gaartana in xil iska saaro gaarsiinta dadka kle.

Ugu dambeyntii waxaa la isku dardaaramay in laga wada shaqeeyo midnimada iyo isku xirnaanshaha ururka.

W/Q:- Af-hayeenka Miis-hurtooda
*Ibrahim Af-Yare*

Address

Km4
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mis-hurtooda posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share