Bakaal Media

Bakaal Media Soo dhaweyntu waa dhankeyga follow iyo like na waa dhankiina ku soo dhawaaw page keyga rasmiga ah bakaal media��

06/02/2026

“Cid laga yeelayo majirto inay ku xad gudubto nabada, hormarka iyo dowladnimada ka jirta koonfur galbeed, wixii dhacay waxay ahaayeen wax mudo aan ka baaqsanaynay oo aan is lahayn dadka shacabka ah korkooda yaan lagu dagaalamin.

Madaxweynaha Dowladaa Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen”

👀
06/02/2026

👀

Waad na matashey Madaxweyne
16/01/2026

Waad na matashey Madaxweyne

14/01/2026

Farmaajo Hoggaamiyaha Mowqifka.

Waxaan soo dhaweynayaa go’aammada ku saabsan ilaalinta madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka Soomaaliyeed ee maanta a...
12/01/2026

Waxaan soo dhaweynayaa go’aammada ku saabsan ilaalinta madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka Soomaaliyeed ee maanta ay soo saartay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Dadka iyo Dowladda Soomaaliya waxa ay waajib ugu leeyihiin dalalka aan la wadaagno iskaashiyada iyo xiriirka saaxiibtinimo in ay dhowraan qarannimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya, laguna saleeyo xiriirrada labo geesoodka ah danaha wadajirka ah si waafaqsan xeerarka iyo shuruucda caalamiga ah.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xukuumaddiisa waxaan ugu yeeraynaa in ay adkeeyaan midnimada Shacabka Soomaaliyeed, mudnaantana la siiyo, wakhtigan xasaasiga ah, xal u helidda arrimaha ku gedaaman dowladnimada oo ay ugu horreeyaan qabsoomidda doorashooyin loo dhan yahay oo wakhtigooda ku dhaca, ka laabashada go’aammada halka dhinac ah ee uu ku laalay Dastuurka dalka iyo soo celinta shirarka Madasha Watashiga Qaranka oo muhiim u ah marxaladdan.

Xurmadle Farmaajo ♥️
11/01/2026

Xurmadle Farmaajo ♥️

05/01/2026

Xilka-Qaadis 👀

07/12/2025

Madaxweeynuxu waa idin soosalaamey

07/12/2025

Muuqaal Qiimo badan.

Mudane Madaxweyne maxamed cabdullahi farmaajo guuleyso .

Address

Bakaal Media
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bakaal Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share