Tabadin Media

Tabadin Media Baariis Adoon Tagin
Ama Boon Ka Sheekayn
Barashada Dhulkaaga
Horta Laga Bogtaayoo
Baryo Laysku Hawla

04/07/2026
25/04/2026
Qeybintii Xilal ka Puntland ee Siciid Cabdulahi Deni waxay iila ekaatay sheekadii Qeyb libaax iyo Cadaalad Daraddii Boqo...
19/04/2026

Qeybintii Xilal ka Puntland ee Siciid Cabdulahi Deni waxay iila ekaatay sheekadii Qeyb libaax iyo Cadaalad Daraddii Boqor Bataashe oo Hilbaha Hasha ugu qeybiyey Beelaha Puntland oo uu Yiri Deni :-
β€œπ‡πšπ¬π‘πš 𝐌𝐚 𝐁𝐚𝐫 𝐌𝐒𝐬𝐞 𝐁𝐚𝐫 ,𝐁𝐚𝐫 𝐁𝐞𝐞𝐬𝐑𝐚 𝐝𝐑𝐞𝐱𝐞 π›πšπš π₯𝐞𝐑 ,π‡πšπ¬π‘πš 𝐌𝐚 πƒπšπ₯𝐨𝐨π₯ 𝐦𝐒𝐬𝐞 πƒπšπ₯𝐨𝐨π₯ ,πƒπšπ₯𝐨𝐨π₯ 𝐁𝐞𝐞𝐬𝐑𝐚 𝐝𝐑𝐞𝐱𝐞 π›πšπš π₯𝐞𝐑,π‡πšπ¬π‘πš 𝐌𝐚 π–πšπšπ± 𝐦𝐒𝐬𝐞 π–πšπšπ± ,π–πšπšπ± 𝐁𝐞𝐞𝐬𝐑𝐚 𝐝𝐑𝐞𝐱𝐞 π›πšπš π₯𝐞𝐑,π‡πšπ¬π‘πš 𝐌𝐚 π‘π’π¦π’πœ 𝐦𝐒𝐬𝐞 π‘π’π¦π’πœ ,π‘π’π¦π’πœ 𝐁𝐞𝐞𝐬𝐑𝐚 𝐝𝐑𝐞𝐱𝐞 π›πšπš π₯𝐞𝐑,π‡πšπ¬π‘πš 𝐨𝐨 𝐝𝐑𝐚𝐧 𝐁𝐞𝐞𝐬𝐑𝐚 𝐝𝐑𝐞𝐱𝐞 π›πšπš π₯πžπ‘β€.
- Adeer gacale qaar iyo dalool qaaxa iyo feerro.
- Qumud iyo Baruur iyo Leg iyo Qawrihii kuruska.
- Kuu Wada Qorsheeyaye isloow Neefka Wada qaado…. Inta kale ma Rootibaa!!!!!,manfaca iyo Xuquuqda ma waan loo sinayn?,Puntland ma waan la wadda lahayn?.

Saadaali oo ku guuleyso $50 kulanka u dhaxeeyo FC Barcelona vs AtlΓ©tico de MadriddπŸ‘‰SHURUUDAHA:1. follow dheh Pagekan2. K...
08/04/2026

Saadaali oo ku guuleyso $50 kulanka u dhaxeeyo FC Barcelona vs AtlΓ©tico de Madridd

πŸ‘‰SHURUUDAHA:

1. follow dheh Pagekan
2. Ku Share garee post-gaan 5 group facebook
3. Saadaali natiijada kulanka

F.G : Ogoow pagekaan waa inaad follow dhahdaa Waa Bixiyaasha Abaalmarinta

MahadsanidiinπŸ™.

06/03/2026

Axmed Cawad Muuse oo Musanaasibad Roob doon ah Gabay Duco iyo ilaaah barri ah ka tiriyey Allaha Aqbalo oo ajiibo.Degaanka Diilin Maaxato ee Degmada Eyl.

05/02/2026

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tabadin Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share