27/11/2022
Kufsiga ay gabadhu diidantahay waakee?.
Sifiican u fiiri waxa la isku hayo intaysan caadifadu ku qaadin.
Kufsi : waxaa lagu qeexay midka laga galiyo qofkale Booskiisa Saxarada, galintaasoo uusan ogolayn kii loo galmooday!!.
Bal kawaran haduu ogolyahay?.
Ma aha dambi, kufsi, ama Luudhinimo.
Kawaran hadii booskii saxda ahaa Ogolaansho iyo isfaham la iskaga tago ayadoon la isu xalaal ahayn?.
Maya Zino lama dhoho, Waa hadii la raaco Sharciga gabdhahaan lagu soo Qandaraasay.
Gabadhan way Cadaysay inay Muqdisho kaga haajiri doonto Hadaan la ansixin Sharcigaan.
Waxaan leenahay kaas ma soconayee horay u dhaaf Muqdisho iyo Dalkaba ku laabo Gaalada aad ilmahaagi uga dhaqaaqday.