04/08/2024
Deg deg:Maxkamada gobolka banaadir ayaa ku dhawaaqday xukunka gabdhihii baraha bulshada caanka ka ahaa ee loo heystay kicinta qabiilada.
7 gabdhood ayaa min lix bilood lagu xukumay Halka laba kamida xuriyadooda dib u heleen maxkamduna ay sii deysay.