22/04/2026
Asc asxaabta qaalig ah waxaan Idan heynaa nu's boss dhisan Kuna yeelo al beri dhabarka.dambi jamacad hormuud waxaa ku yalo 5 qol waa beec waxaa laga rabaa $20000 kun oo dollar iyo heshiis waa fursad waxaana Naga heli kartaan 61 9617609 ka faa ideysi wacan