iqlaas cali axmed

iqlaas cali axmed welcome my people

26/05/2025
Muuqaalki xaalay an soo dhigay ee tuulada ay Soomaalidu dahabka ka qodaan aad baa loola dhacay. Xalay ilaa saaka waxa in...
25/05/2025

Muuqaalki xaalay an soo dhigay ee tuulada ay Soomaalidu dahabka ka qodaan aad baa loola dhacay. Xalay ilaa saaka waxa inbox-kayga soo galay ku dhowaad saddex kun oo qof oo dhammaantood doonaya magaca tuuladaas iyo halka ay ku taallo. Niman yahow, xogta bilaash ma ku bixiyaa mise lacag ayaan ka dhigaa?😂

Tuulooyin badan oo noocaas ah oo dahab laga qodo ayaa jira, kuwaas oo aan dhammaantood garanayo halka ay ku yaallaan, iyo Soomaali badan oo ka taajirtay.
Sawirka wa Ai

Ragu talo habixiyaan Dumarkuna hadhagaystaan ❤️💯💯✅️
25/05/2025

Ragu talo habixiyaan
Dumarkuna hadhagaystaan ❤️💯💯✅️

Waxaa galabta Muqdisho ka dhici doona Kulanweyne Taageerayaasha Soomaalida ee Liverpool isugu imaan doonaan. Taageerayaa...
25/05/2025

Waxaa galabta Muqdisho ka dhici doona Kulanweyne Taageerayaasha Soomaalida ee Liverpool isugu imaan doonaan.

Taageerayaasha Liverpool ayaa hal meel ku daawan doona kulanka caawa si ay wadajir ugu dabaal-dagaan Koobka Premier League oo la gudoon siin doono

Liverpool ayaa maanta la siin doonaa Horyaalkooda 20aad, waxeyna Rikoorka ka jabin doonaan kooxda tabarta daran ee Man United

25/05/2025
25/05/2025
25/05/2025
25/05/2025

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when iqlaas cali axmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share