Abdirazak

Abdirazak Halkan waa aniga boggeyga gaarka ah, wax kasta oo aan ku soo gudbinayo waa aragtideyda. - Ha u qaadan nacayb cid gaar ah ama jacaylka cid gaar ah. Mahadsanid!
(1)

Wixii aragti togan ah, talo ah, taageero ah, waad ila so wadaagi kartaa.

Qof kasta wuxu raba somali mideysan, isjecel, dalko Nabad & barwaqo ah, qabyalado dhamaata lakin inu ka shaqeeyo ma rabo...
02/03/2026

Qof kasta wuxu raba somali mideysan, isjecel, dalko Nabad & barwaqo ah, qabyalado dhamaata lakin inu ka shaqeeyo ma rabo!

Dani maalmihiisii wacana buu ku siqayaa!!

01/03/2026

Madaxweyne dani

Golihii na waa loo diiday - gurigooda inay dib ugu laabtaana waa loo diiday!!
01/03/2026

Golihii na waa loo diiday - gurigooda inay dib ugu laabtaana waa loo diiday!!

Dulaalđź‘€
01/03/2026

Dulaalđź‘€

01/03/2026

Shalay iyo maanta

Cilmi Nuuroow legenkii iftin aha ma tagi doonaa kisamaayo. - maadaama uu ahmadey u yeeray taggisii h**e oo dhan!!!?
01/03/2026

Cilmi Nuuroow legenkii iftin aha ma tagi doonaa kisamaayo. - maadaama uu ahmadey u yeeray taggisii h**e oo dhan!!!?

6 sano gudahood:- Soleimani (2020)- Nasrallah (2024)- Khamenei (2026)
01/03/2026

6 sano gudahood:

- Soleimani (2020)
- Nasrallah (2024)
- Khamenei (2026)

“Ayatollah Arafi” ku simaha hoggaamiyaha ugu sarreeya dalka Iiraan, kadib dilkii Ali Khamenei
01/03/2026

“Ayatollah Arafi” ku simaha hoggaamiyaha ugu sarreeya dalka Iiraan, kadib dilkii Ali Khamenei

01/03/2026

Ayatollah dilkiisa oo mideyay iran

Address

Banaadir
Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirazak posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share