19/09/2026
🚨 Ma maqli jirteen in argagixisadu isku dirto qabiilooyinka iyo dadka ehelka ah, si ay u kala fogaadaan oo ay u wiiqaan midnimadooda?
Ileys Badal Gaboose, Asad Diyaano, Abdirashiid Janaan iyo rag kale…
raggan ayaa ahaa kuwa loo adeegsaday inay siyaasadda kaga hor yimaadaan maamullada Kismaayo, Garoowe iyo Beled-Xaawo/Gedo, oo ay siyaasadda ku leeyihiin:
Ahmed Madoobe, Saciid Deni iyo Maxamuud Sayid.
Filimkii Ileys iyo kii Asad waa fashilmeen. Sidoo kale, qorshihii Abdirashiid Janaan iyo Gedo wuxuu ku dhammaaday fashil; maanta waxaa taagan rag uu ka mid yahay Cali Cabdullaahi Osoble iyo Xawaadle!
Xasan tallaabo ma qaado ilaa uu reeraha kala furfuro ee maxay kula tahay?