Kaab TV

Kaab TV Kaab TV is an independent news channel in Somalia.
(1)

Follow us for Contact us [email protected] Welcome to Kaab TV, an independent broadcast media that presents breaking news and events about Somalis in Somalia and in the diaspora. Our reporting is focused on neutrality and highlighting the needs of the entire Somali community with objectivity.

16/09/2026

Qodobo laga soo saaray Shirka Beesha Xawaadle.

16/09/2026

" Waxaa arkeysaa iyada dalkaasi la bixiyey in aad aragto Mas"uul soomaali oo caalamka u qorayo oo leh yaa la siin Dowlada dhaqaalo.

Ra"iisulwasaaraha Xilgaarsiinta Soomaaliya

War saxaafadeedka Shirka  Todobaadka Qiimaynta Puntland.Wasaaradda Qorshaynta Dowladda Puntland ayaa war-murtiyeed kasoo...
16/09/2026

War saxaafadeedka Shirka Todobaadka Qiimaynta Puntland.

Wasaaradda Qorshaynta Dowladda Puntland ayaa war-murtiyeed kasoo saartay shirka Todobaadka Qiimaynta Puntland oo muddo 3 cisho ah Garoowe ka socday

16/09/2026

Muqdisho: waddooyinka muhiimka ah oo biya xereen iyo Maamulka G.Banaadir oo bulshada canshuurta ku ca.....see more.....

16/09/2026

C/Rashiid Janan oo db ugu laabtay Balad-Xaawo isagoo Ciidanka xerada UK ku wareejinaya Axmed Madoobe....

16/09/2026

Guddiga Doorashooyinka Puntland PEC ayaa Presentation ku Saabsan Sooyaalkii iyo Heerarkii ay somaren Doorashooyinkii Puntland, Kasoo jeedisay || Madasha 1-aad ee Dimuqraadiyadda Puntland. Xoghaya Guud Ee PEC Mudane Asad Ahmed Hersi. Ayaa Soo Jeediyey

16/09/2026

Hadaljeedinta Xildhiban Golaha Deegaanka Dawladda Hoose Ee Degmadda Garowe, Mohamed Shiine. || Madasha 1-aad ee Dimuqraadiyadda Puntland.

16/09/2026

Hadaljeedinta Gudoomiyaha Xisbiga RUNCAD, Cismaan Gamuure || Madasha 1-aad ee Dimuqraadiyadda Puntland.

16/09/2026

Hadaljeedinta Madaxa VNG International ee Puntland, Guuleed Axmed || Madasha 1-aad ee Dimuqraadiyadda Puntland.

16/09/2026

Hadaljeedinta Madaxa Xafiiska UNDP ee Puntland, Muuse Ducaale || Madasha 1-aad ee Dimuqraadiyadda Puntland.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaab TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaab TV:

Shortcuts

Share

Category